Browsing: Xulashada
Waqooyiga Kuuriya ayaa soo bandhigay Gantaalkii ugu weynaa ee nooca ballistic ah oo kasoo muuqday dhoolatus lagu xusayo sanadguurada 75-aad…
Soomaalida oo dhan oo ay ugu horeeyeen siyaasiyiinta is khilaafsan iyo maamulladooda waxay ku Midoobeen tacsida loo dirayo Marxuum Cali…
Alshabaab ayaa suldaan kale ku caleemo saartay Gobollada Jubbooyinka, iyadoo ay sii kordhisay odayaasha dhaqanka ee ay ku caleemo saareyso…
Waa haweeney 31 sano jir ah oo jecel inay is qariso oo aysan warbaahinta kasoo muuqan, waxayna gacan-yare u tahay…
Bandhigga weyn ee Teknofest oo Turkiga lagu soo bandhigo Qalabka Tiknologiyada ee diyaaraduhu ka mid yihiin ayaa lagu casuumay wiilka…
Alshabaab ayaa degmada Jilib ku caleemo saartay Suldaan C/fataax Xasan Maxamed oo l sheegay inuu yahay Suldaanka beesha Mudulood ee…
Wargeyska Global FirePower, ayaa dhawaan soo bandhigay liiska muujinaya awoodaha milatari ee waddamada caalamka. Warbixintan waxaan la isku barbar dhigayaa…
Geerida Haweeneydii ka mid ahayd Garsoorayaasha Maxkamadda Sare ee Mareykanka Ruth Bader Ginsburg ayaa dagaal siyaasadeed oo ku saabsan xilkeeda…
W/Q: Mohamed Isse Mohamud Isma aanan Laheyn !!! Mar Walbaa Geerida Waa xaq, waana qasab inaan ku qanacnaa qadarta Alle,…
Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mida culimada Soomaalida ayaa farriin u diray Wasiiradda xilka sii heysa ee Haweenka iyo…
Mid ka mida Qisooyinka cajiibka ee ay reebtay natiijadii imtixaankii Dugsiyada sare sanad-dugsiyeedka 2019/2020 waxaa ka mida wiil danyar ah…
Alshabaab ayaa qabanqaabiyey munaasabad weyn oo nabaddoon loogu sameeyay Beesha Owbakar Gaabane oo ka tiesan beelaha Abgaal ee dega Gobolka…
Xajka sanadkan ayaa maanta ka bilowday dalka Boqortooyada Sacuudiga iyadoo tiradii ugu yareyd ay gudanayaan waajibaadka Xajka, isla markaana lagu…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa uga digay dalka Masar inay faragelin ku sameyso dalka Libya, isagoo balanqaaday inuu sii…
Maxkamadda Ciidamaa Qalabka sida ayaa maanta xukun Xabsi daa’in ah ku riday Saciid Biriq Maxamuud oo aha is-miidaamiye ka tirsan…
Madaxweynaha midigta fog ee dalka Brazil ninka lagu magacaabo oo ahaa mas’uulka ugu darran ee inkiray inuu jiro cudurka Coronavirus…
Ganacsade Hindi ah ayaa la yimid fekrad cusub oo ka yaabisay dadka, markii uu sameystay Maasgaro ama mask Dahab ah…
Soomaaligii ugu horeeyay ayaa loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Ethiopia markii maanta xilkaasi loogu doortay Aadan Faarax Ibraahim…
Turkiga ayaa ka mid noqday dalalka ugu waaweyn dunida ee saameynta yeeshay sanadihii dambe, markii ay ciidamadiisa galen dalka Syria,…
Sheekh Suldaan Muxamad Aala-Muxamad oo kamida Culimada Alshabaab xilalka ka haya ayaa shaaciyey Daawooyin Dabiici dah oo lagula tacaali karo…
