Browsing: Xulashada
Bannanabaxyadii ka dhashay dilka ninkii Madowga ahaa ee George Floyd ayaa ku sii fiday magaalooyinka Mareykanka, iyagoo soo gaaray Aqalka…
Dalalka Carabta & Muslimka oo laga Sooman yahay maanta (Somalia & Dal kale oo laga ciiday -Warbixin)
Iyadoo inta badan dalalka Muslimka iyo Carabta ay maanta sooman yihiin ayaa waxaa laga ciiday dalal fara-ku-tiris ah oo ay…
Wiilsha uu dhalay saxafagii caanka ahaa ee Sucuudiga Jamaal Khashoggi ee sida naxdinta lahayd loogu dilay Qunsuliyadda Sacuudiga ku lahaa…
Waxaa dalka Talyaaniga si weyn looga hadal-hayaa dood ku saabsan haweeneydii Talyaaniga Silvia Romano (Caa’isha) oo kadib markii laga sii…
Haweeneydii afduubka loogu heystay Soomaaliya ee u dhalatay dalka Talyaaniga Silvia Romano ayaa la sheegay inay qaadatay diinta islaamka, kadib…
Khabiir Shiinees ah oo ka mida Proffesoorada Jaamacad ku taalla dalka Mareykanka ayaa toogasho lagu dilay, isagoo gacanta ku hayey…
Laacibk Kubadda Cagta caanka ku ah ee kasoo jeeda dalka, asalkiisuna yahay Turkiga Mesut Ozil oo u ciyaara kooxda Arsenal…
Wiil dhalinyarro ah oo lagu magacaabo Maxamed Caddaawe ayaa sameeyay qalab iskiis u awooda inuu neef siiyo bukaanada naqasku ku…
Madaxweynaha Turkiga Rajep Dayip Erdogan ayaa diyaarad gaara oo caafimaad u dirtay magaalada Malmo ee dalka Sweden oo halkaasi kasoo…
Waxaa dhwoaan la ogaaday in qaar ka mida dadkii ka bogsooday cudurka Covid-19 uu ku keeni karo saameyn culus sida…
Weriye ka tirsan Telishanka Aljazeera ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaaladiisa caafimaad, kadib markii uu ku dhacay cudurka Coronavirus.
Haweeney 107 sano jir ah oo u dhalatay dalka Turkiga ayaa ku guuleysatay inay ka bogsooto cudurka Coronavirus, waxaana loo…
Dhaqtarkii labaad ee laga helay magaalada Muqdisho cudurka Coronavirus ayaa ka hadlay xaaladiisa iyo sida uu maleynayo inuu cudurkan ku…
Ogeysiis ay baahisay Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya oo ku saabsan gabdho loo qaadanayo Telefishanka Dowladda ayaa dood weyn iyo muran…
Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf oo ah culimada ugu waaweyn e Alshabaab, laguna tilmaamo Sheekha ruuxiga ah ee Alshabaab ayaa ka…
Boqolaal Soomaali ah oo isugu jira siyaasiyiin, saxafiyiin, aqoonyahanno iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa taageero u muujiyey weriye…
Dood qabsatay Baraha Bulshada oo ka taagan Dhismaha Garoonka Baraawe (Midowga Yurub oo lagu heysto…)
Dood cusub ayaa ka dhalatay garoonka degmada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose, kaasoo dhowaan uu xariga ka jaray Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya,…
Gabar 16 sano jir ah ayaa noqotay qofkii ugu yaraa ee Qaarada Yurub ugu geeriyootay Cudurka Covid-19 oo uu keeno…
Iyadoo dunida halis weyn uu ku hayo cudurka COVID-19 ee uu keeno Cronavirus ayaa waxaa jira su’aalo badan oo aan…
Inkastoo kumanaan qof uu dilay, boqolaal kun oo kalena uu soo ritay, dalal badan uu bandow ka dhigay oo oloshiina…
