Browsing: Xulashada
Waxa faahfaahin dheeraad ah kasoo baxeysaa guurka cusub ee Ilhaan Cumar haweeneyda ka mida Koongareeska Mareykanka ee asalkeedu yahaya Soomaali…
Sida ay qoreen warbaahinta Mareykanka haweeneyda asalkeedu Soomaalida ah ee ka mida Koongareeska Mareykanka Ilhaan Cumar ay ugu danbeyn ku…
Waxaa baraha bulshada ee Soomaalida hareeyay saacadihii lasoo dhaafay dood ku saabsan Garoonka degmada Baraawe ee uu shalay xariga ka…
Dowladda Sacuudiga ayaa dib u furtay Kacbada barakeysan ee magaalada Maka Almukarama. kadib markii ugu horeysay inta la ogyahay laga…
Alshabaab ayaa degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ku caleemo saartay Ugaas taageersan oo kasoo jeeda beesha Sheekhaal ee Jubbooyinka…
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta la wareegtay ururka 4-aad ee ciidamada Kumaandooska Gorgor oo lagu tababarray Saldhigga ciidamada Turkiga ee magaalada…
Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarunta Madaxtooyada magaalada Bosoaso ku qaabilay Gabar 7 sano jir ah oo araga…
Nin xag-jir ah oo u janjeera dhinaca midigta fog ee dalka Jarmalka ayaa toogasho ku dilay 10 qof, kadib markii…
Saxaafadda Turkiga ayaa faahfaahisay wiil Soomaali ah oo ciidamada amniga garoonka Ankara ee dalka Turkiga ay qabteen markii uu soo…
Shirkadda weyn ee Samsung aya shaacisay Telefoonkeeda cusub ee Glaxy S20 iyo saddexdiisa nooc oo suuqyada soo geli doona dhowaan…
Alshabaab ayaa shaacisay in Maxkamadda Alshabaab ee G/Banadir ay fulisay xukun ku saabsan Zina oo ay sameeyeen wiil iyo gabar…
Siyaasiyiinta mucaaradka dowladda Soomaaliya ayaa si weyn baraha bulshada ugu weerarray safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto, kadib markii…
Wasiirkii Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) ayaa la xaqiiijiyey inuu ka baxsaday dowladda Soomaaliya oo uu u xirnaa…
Suldaankii dalka Cumaan Suldaan Qaabuus Bin Saciid ayaa lagu dhawaaqay inuu xalay geeriyooday, kadib muddo uu la xanuunsanayey cudurka Kansarka.
Haweenka lagu helay inay la shaqeeyaan Alshabaab waxaa ugu danbeysay Faadumo Xuseen Cali Caddaawe oo maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee…
Mid ka mida qisooyinka xanuunka leh ee laga diiwaangeliyey Qaraxii weynaa ee shalay ka dhacay Ex. Kontrol Afgooye oo warbaahinta…
Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa shalay soo gabagabeysay kiiska koox ka tirsan Alshabaab oo qaabileysaneyd khaarijinta iyo…
Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay hawada sare u dirtay Dayax gacmeed, kaasoo lagu sameeyay, lagana diray xarun ku taalla…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay inaysan wax dood ah ka taagneyn in haweenka ay ka wanaagsan yihiin…
Sheekh Xasaan Xuseen Adam oo ka mida culimada degan dalka Kenya ee sida loogu yaqaan mowqifyadii adag e dhinac diinta…
