Cabdi Xasan Cawaale qeybdiid oo ahaa madaxweynihii hore ee Galmudug ayaa ku baaqay in la joojiyo colaada magaalada Dhuusamareeb, isagoo sheegay inaan loo baahneyn dagaal.
Wuxuu sheegay in siyaasadu ay ku wanaagsan tahay in la wada hadlo oo dagaal lagu dhex gelin shacabka. wuxuuna ugbaaqay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Dhuuso mareeb in ay joojiyaan dagaalka oo ay u naxaan shacabkooda.
Dhageyso Cabdi Xasan Cawaale
Wadani.com