Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, July 2
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»AKHRISO: Lixda Qodob ee Baarlamaanka Fedreaalka ku diiday Go’aankii Maxkamadda Sare

    AKHRISO: Lixda Qodob ee Baarlamaanka Fedreaalka ku diiday Go’aankii Maxkamadda Sare

    July 22, 2017Updated:July 22, 20171 Min Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Guddoomiye Jawaari oo albaabada ka xirtay Xildhibaanada Baarlamaanka
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya ayaa iska diiday maanta go’aankii ay Maxkamadda Sare ku baabi’isay doorashadii 8 kamida xildhibaanada oo dacwad ka taagneyd.

    Baarlamaanka oo ku dooday inaan natiijada doorashada 275-ta 2016-ka ay ahayd xalaal iyo kama dambeys aan dib loogu celin doonin ayaa sabab ka dhigtay lixda qodob ee qofka xildhibaanka ah ku weyn karo xildhibaanada.

    Sababaha keliya ee Doorashada loogu celin karo ayaa ah:

    1. Xubinta oo Geeriyoota
    2. Xubinta oo ay la soo gudboonaato xaalad xil gudasho la’aaneed joogta ah.
    3. Xubinta oo istaqaalad u gubdisa aqalka ay xubinta ka tahay, lagana ogolaado.
    4. Ka-maqnaasho labo kalfadhi oo caadi ah, iskuna xiga ayada oo aaney jirin sabab maangal ah.
    5. Haddii ay xubinta aqbasho xil dowladeed aan wasiir aheyn
    6. Haddii la hakiyo xuquuqdiisa muwaadinnimo, sida ku cad sharciga

    Qodobadan oo qaarkood hore u dhaceen, siiba qodobka 4-aad ayaan hore waxba uga qaban baarlamaanka, waxaana is-weydiin leh in xildhibaanada muranka sharciyeed ka taagan yahay ay xildhibaano noqdeen marka horeba, haddiiba qaabkii ay ku soo bxeen sharci darro ahaa.

    Wadani

    Baarlamaanka Maxkamadda Maxkamadda sare xildhibaano la laalay
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo oo La-taliyeyaal cusub u magacaabay xafiiskiisa [AKhriso Magacyadooda]
    Next Article Khilaafkii ugu weynaa oo ka dhex oogmay Xukuumadda Kheyre [Wasiiru dowle ka hor yimid xil ka qaadistii…]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo