Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»AKHRISO: Toban Qodob oo Sanbaloolshe ku soo bandhigay Xaaladda Sirdoonka Soomaaliya

    AKHRISO: Toban Qodob oo Sanbaloolshe ku soo bandhigay Xaaladda Sirdoonka Soomaaliya

    October 27, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Agaasimaya Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa qoraal uu ku qoray Wargeyska Mareykanka ee NY Times ayuu kusoo bandhigay xaaladda ay ku sugan tahay hay’adda Sirdoonka Soomaalida.

    Qormada Sanbaloolshe ayaa qormadiisa xoogga ku saaray xaaladda ay ku shaqeeyaan hay’adaha ammaanka Soomaaliya iyo inaysan jirin taageero ay ka helaan dalalka reer Galbeedka.

    Tobanka Qodob oo qormada Sanbalooshe ku jiray waxay kala ahaayeen:

    1. Qaraxii Isgoyska Zoobe waxaa ku dhintay 400 oo qof, 150 waa la aqoonsan-waayey.

    2. Dunida qaraxaasi waa ay canbaareysay balse cambaareyn waxba kama tareyso Al-shabaab iyo kuwa qaraxyada u sameeya.

    3. Al-shabaab hadda waxaa ay ka taliyaan baadiyaha iyo dhowr magaalo, waxaa ay tiradooda gaarayaan 8000, sanadkii 2016-dii, waxaa ay geysteen 395 weerar.

    4. Soomaaliya waxaa ay u baahan tahay qalab lagu baaro qaraxyada, Faraha iyo DNA taasi oo aaney heysan dowladda.

    5. Hey’adaheenna Sirdoonka Soomaaliya waxaa ay isticmaalaan Softwere la isticmaali jiray qarnigii 20aad.

    6. Dowladda Soomaaliya waxaa ay la tacaaleysaa mushaarka shaqaalaha, mana awooddo qalab wax lagu baaro.

    7. Hey’adaha Sirdoonka Shisheeye ee baara qaraxyada ka dhaca Soomaaliya, natiijada baaritaanka nalama wadaagaan qaarkood hab ganacsi ayey u isticmaalaan.

    8. Mareykanka iyo Ingiriiska waxaan ka codsanay in tababar naga caawiyaan qalabka qaraxyada baara, wax jawaab ah nama siin.

    9. Hey’adaha shisheeye ee qaraxyada kadib wax baara, waxaan ka codsanay in natiijada iyo xogta nala wadaagaan, dhagaha ayey naga fureysteen.

    10. Bishii August waxaa la xiriiray FBIda si khibradooda uga faa’ideysanno, waxan ka codsaday kulan si aan ugu sharaxo khatarta, Laakin wax jawaab ah kama haayo.

     

    NISA Qaraxii Soope Sanbaloolshe Somalia
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha Uganda 5000 Askari u soo diraya Soomaaliya [Akhriso shuruud uu ku xiray]
    Next Article Dib u dhac ku yimid Dagaalkii uu shaaciyay Madaxweyne Farmaajo & Alshabaab oo qoshe u dejiyay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo