Browsing: Qormooyinka
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa codkiisa ku biiriyay aragtidiisa kiiska C/kariin Sheekh Muuse Qalbidhagax ee sida weyn u kiciyay kacdoonka…
Bishii July ee sanadkan ayey ahayd markii in ka badan 100 maxaabiis Soomaali ah oo muddo ku xirnaa dalka Itoobiya…
Maalmahii la soo dhaafay Dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba waxay isku dareen ka noqdeen dhacdadii lagu dhiibay Muwaadinka…
Shilka lagu xasuuqay maatida ka dhacay Bariire, Shabeelaha Hoose oo xukuumaddu warar is burinaya ay ka bixisay iyo dhibiisti Halgame…
Saakay aroortii ayaan xaqiijiyay in mujaahid C/kariin Qalbi Dhagax loo dhiibay Dowladda Itoobiya aroortii hore ee maalintii Arbacadda kadib markii…
Waxaa magaalada Muqdisho xalay ka dhacay kulan loogu magac daray “Maqal Dadkaaga” kaas oo xukuumadda Ra’isul wasaare Xasan Kheyre ku…
Dilkii Wasiir cabaas siraaji, Arrinka la xariirta dilkii wasiir cabaas dowladu waxay ka qaadatay go’aan dag dag ah, kaas oo…
Ugu horreyn waxa aan Eebe uga baryayaa naxariistii janno inuu siiyo dadkii rayidka ahaa ee dhawaan ku geeriyooday howlgalkii ay…
Dhacdadii Bariire Jimcihii ka dhacday, dadka Soomaaliyeed waxaa ay hadal-hayaan ciidamada dowladda ahaa ee rayidka dilay, waxaaba la iloobey in…
Saameynta Warbaahinta ee Bulshada ayaa lagu tilmaamaa awooda ugu sareysa ee ay adeegsadaan dawladaha caalamka ka jira maanta si ay…
Tacadigii Bariire waxay aheyd Khatar xambaarsan fariin ah kala daadsanaanta howlaha amaanka ku aadan badbaadinta Ummada Soomaaliyeed. Mudo dheer oo…
Maahan wax ku cusub caalamka ama dalkeena Soomaaliya in ay dowladaha soo wajahaan qalalaase warbaahineed kaas oo sababa dhaleecayn, qoraalo…
C/raxmaan C/shakuur oo soo jeediyay tallooyin looga hortegi karo Weerarkii Bariire oo kale [Akhriso]
C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida siyaasiyiinta, horena u soo noqday wasiir ayaa si qoto dheer uga hadlo weerarkii dadka…
Beeraleydii Bariire ee la laayay waxaa markii ay ciidamadu qabsadeen ay casuumeen, deetana ay la kulmeen, saraakiishii ciidamada dowladda ee…
Wasiirka Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) oo si weyn loo hadal hayaa qiso uu ku…
Muuse Suudi Yalaxow mudanaha aqalka odayaasha ugu afka dheer, ama aan si kale u dhahee midka ugu hadalka kulul, wali…
Waxey ila tahay inaan Muqtaar Roobow Abuu Mansuur loo isticmaali karin sargaal isu soo dhiibay Dowladda Somalia, waxaana qabaa iney…
Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble waxaa uu ku jiraa rag iska dhicis iyo rafasho siyaasadeed isaga oo dhinac…
C/raxmaan Jaamac Barre allaha u naxariisto, waxaa qiyaastii 1942-kii baadiyaha agagaarka Wardheer ee Shiilaabo ee hadda ka tirsan dalka Itoobiya…
Mukhtaar Roobow Cali oo ku magac dheer Abuu Mansuur, waxa uu ka mid ahaa hoggaamiyeyaasha Alshabaab ee aadka loo yaqaan.
