Browsing: Qormooyinka
Mid ka mid ah hoggaamiyeyaashii ugu caanka sanaa kooxaha hubeysan ee dowladda Soomaaliya kasoo horjeeda ayaa laga dajiyey magaalada Muqdisho…
Goormee Muqtaar Rooboow ka baxay Al Shabaab ayaa noqotay dooda ugu xoogan 48-dii saac ee lasoo dhaafay kadib isu soo…
Muqtaar Roobow Cali (Abuu mansuur) oo muddo dheer kamid ahaa Xarakada Alshabaab ayaa qaatay go’aan uu kula hadlayo dowladda Soomaaliya;…
Sharcigan isgaarsiinta qaranka oo ka soo gudbey Wasiirrada iyo golaha shacabka, haatanna maraya aqalka sare, waxaa uu ka kooban yahay…
Saakay waxaan usoo baxay inaan shaqooyin dhowr ah qabsado anigoo g’oaansaday inaa ku hor maro Xamar wayne si aan uga…
Kenya iyo Soomaaliya waa labo dal oo daris ah oo waddaaga xudduud dheer oo bad, dhul iyo hawo intuba isugu…
Bangiga adduunka oo warbixin ka soo saaray dhaqaalaha Soomaaliya todobaadkan waxaa uu ka deriyay guud ahaan heerka dhaqaalaha dalka, gaar…
Magaalada Jubba ee Suudaanta Koofureed oo aan u tegey shir ay ku kulmeen Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee IGAD ayaa waxaa…
Xasan Macalin Yuusuf waa muwaadin Soomaali ah oo kunool xaafadda Buula-Xuubeey ee dagmadda Wadajir,
Tan iyo markii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu xilka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir
Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Guuleed ayaa si weyn u difaacay Sheekh Nuur Baaruud oo xildhibaano iyo dad ku kacsan…
Kooxda Al-Shabaab saddexdii sanno ee u dambeysay waxaa ku dhacay burbur siyaasadeed iyo mid hoggaaminneed ama ciidan kaddib dilkii hogggaamiyahoodii…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku dhex jira xaalad siyaasadeed tii ugu cusleyd ee soo wajahda inti uu xilka…
Xalay waxaan u hoyday Ankara, caasimadda Turkiga. Caawa ayaan ka amba baxay.
Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis Boqorka Sucuudiga ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu dhaxal suge ugu magaabay wiilka uu dhalay ee…
Xildhibaan Cabduqaadir Carabow Ibraahim oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa jawaab kulul u diray Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya.
Waxaa ay ahaayeen gabdho agoonimo lagu soo koriyay kuwaas oo hada uun la jaan qaaday carafta aduunka , waa xiligii…
Isbedel ayaa laga dareemay Muqdisho, howlgalkii xasilinta caasimadda wuxuu keenay inay yaraadaan hubkii faraha badnaa ee lala dhex marayay magaalada…
Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa maqaal aan ugu talo galay inaan ku iftiimiyo qayb kamid ah qaladaadka joogtada ah ee…
100-kii maalmood ee ugu horreysay ee uu talada dalka hayay, Madaxweyne Farmaajo wuxuu galay 10 safar,
