Browsing: BREAKING NEWS
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in qaraxyo caawa laga maqlay magaalada.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax, isagoo caddeeyay inaan…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xmaamulka Hirshabele ayaa sheegaya in weerar loo adeegsaday Bam gacmeed lagu qaaday Guri ku…
Al-shabaab ayaa soo saartay Wararka ayaa sheegaya cad oo ay ku sheegtay inaysan wax lug ah ku lahaun afduubka iyo…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay xaafada Howl-wadaag ka Afduubteen wiil dhalinyaro ah.
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa goor dhoweyd caawa shaacisay in Alshabaab ay dileen Ikraan Tahliil Faarax oo…
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay goor dhoweyd inay dhammaan ciidamadeedii kala baxday dalka Afghanistan, saacadu marey hayad habeen barkii dalkaasi.
Dhaqdhaqaaqa Daalibaan ayaa ku jira diyaargaroowgii ugu dambeeyay ee ku dhawaaqista Golaha Wasiirrada ee cusub xukuumadda ay ka dhisayaan oo…
Wararka laga helayo dadlka Afghanistan ayaa sheegaya in ciidamada Mareykanka ay duqeyn ka fuliyeen magaalada Kaabul.
Wararka laga helayo magaalada Kaabul ee dalka Afghanistan ayaa sheegaya in Qarax weyn laga maqlay agagaarka Garoonka Diyaaradaha Hamid Karzai…
Ururka Daacish ayaa sheegtay qaraxyadii is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay magaalada Kaabul ee qasaaraha badan dhaliyey.
Waxaa soo baxaya qasaare xoog leh oo ciidamada Mareykanka kasoo gaaray qaraxyadii Is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Magaalada…
Faahfaahin dheeraad ah aya laga helayaa qaraxyo is-miidaamiyeyaal ka geysteen albaabyada laga soo galo garoonka diyaaradaha Hamid Karzai ee magaalada…
Qarax labaad ayaa lasoo weriyey inuu ka dhacay Garoonka Diyaaradaha magaalada Kaabul ee dalka Afghanistan, kuwaasoo dhaliyey qasaare dhimasho iyo…
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Kaabul, gaar ahaan garoonka Hamid Karzai ee magaalada magaalada Kaabul.
Alshabaab ayaa shaacisay inay dib u qabsatay degaanadii ay dhowaan kala wareegeen Ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda, sidoo kalena ay…
Dalalka Imaaraadka Carabta iyo Qatar ayaa yeeshay kulankoodii ugu horeeyay ee rasmi ah, kadib colaad weyn oo ka dhex aloosneyd…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka aroortii aya maleeshiyada Alshabaab weerar culus ku qaadeen degaanka Camaara ee…
Wasaaradda Arrimaha Dibedda dowladda Eritrea ayaa si kulul uga jawaabtay cunaqabateyn Mareykanku kusoo rogay Taliyaha guud ee ciiadmada dalkaasi, kadib…
Dowladda Mareykanka ayaa xayiraad kusoo rogtay Taliyaha Ciidamada dalka Eritrea loo heysto kaalintii uu ku lahaa tacadiyo ka dhan ah…
