Browsing: Bulshada
Hey’adda Hormuud Foundation ayaa maanta waxay deeq Raashin gargaar ah oo isugu jirta Bariis, Sokor, Bur iyo Saliid u qeybisey…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa tilmaamay dhibaatada heysata shacabka magaalada Muqdisho ee amniga iyo siyaasadda…
Wasiiro, xildhibaanno, aqoonyahanno, ganacsato iyo qaybaha kala duwan ee ka soo jeeda gobolka Gedo ayaa manta isugu yimid kulan gaar…
Xaflad si heer sare ah loo agaasimay ayna ka soo qayb galeen Wasiirro, xildhibaanno, aqoonyahanno, Culimaa’udiin, ururka haweenka qaranka, ganacsato…
Taliska Booliska Soomaaliyeed oo isbedel ku sameeyay habka bixinta Warqadda Denbi la’aanta ee CID-da oo hore dhibaato badan loogu qabay,…
Hay’adda Iftin Foundation ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 4 bisha Septeembar 2019 soo bandhigtay sahan ay ku samaysay ardayda…
Munaasabad lagu soo bandhigayay Ardeydii ku guuleysatay Imtixaankii ay ka qaaday shirkadda Hormuud qaar ka mid ah Ardeydii sanad dugsiyeedka…
Dadka Soomaaliyeed ee dunida dacaladeeda kala jooga dagaal loo adeegsaday Baraha bulshada ku qaaday dowladda Kenya, iyagoo adeegsaday hal-ku-dhigga; “KenyaAggression”…
Maxamed C/raxman Yariisow oo jeediyey Khudbadii Qoyska Marxuumka ee isu soo bixii Muqdisho [Sawirro]
Wiilka ugu weyn caruurta Marxuum Yariisow oo lagu magacaabo Maxamed C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa jeediyey khubadii Qoyska Marxuumka ugu talogaleen…
Waxaa la qabanqaabinayaa isu-soo bax weyn oo loogu Duceynayo Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir marxuum C/raxmaan Cumar Cusmaan oo Isbitaal…
Waxaa Magaalada Muqdishmaanta sii rasmi ah uga bilowday imtixaanka qabuulka ah ee loogu gudbayo Deeqda waxbarasho ee Shirkadda Hormuud Telecom…
Maxamed C/raxmaan Cumar Cusmaan waa wiil uu dhalay guddoomiyihii hore ee G/Banaadir, wuxuuna taageero aad u weyn ka helay kumanaan…
Guddoomiyihii Gobolka banaadir, ahaana duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan ayaa maanta ku geeriyooday isbitaalka Hamad General Hospital ee magaalada…
Nin loo maleynayo inuu yahay qofkii ugu da’ weyn ee xaj u taga magaalooyinka Barakeysan ee Sacuudiga ayaa sanadkan ka…
Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay 10-ka Arday ee ugu sareeyay imtixaanka Dugsiyada Sare ee Shahaadiga ee sanadkna 2018-2019.
Waxaa si weyn loo hadal hayaa geerida saxafiyadii caanka ahayd ee Hodon Axmed Siciid (Hodon Naaleeye) oo iyada iyo saygeeda…
Waxaa magaalada Gaalkacyo lagu qabtay haweeney in muddo ah iska dhigeysay inay tahay Nin oo u lebisan jiray sidda ragga,…
Shirkadda Facebook ayaa shaacisay in ciladii qabsatay la xaliyey gebi ahaan, kadib markii ay ku qaadatay muddo 11 saacadood ah…
Madaxweynaha Soomaaliya iyo mas’uuliyiin fara badan oo ka tirsan xukuumadda iyo labada gole ayaa saaka ka qeyb galay janaasadda Marxuum…
Waxaa Allaha u naxariistee maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ahaa hoggaamiyeyaasha iyo siyaasiyiinta magaalada…
