Browsing: Bulshada
Hay’adda Cilmiga Xiddigaha iyo Hawada dalka Suudaan ayaa shaacisay xilliga ay ku beegan tahay dhalashada Bisha Ramadaan ee sanadkan 2018…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa gabadhii ka tirsaneyd shaqaalaha hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO oo shalay lagu dilay suuqa…
Iyadoo ay meel xun sii gaareyso dhibaatada ka taagan Magaalada Beled Weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxay Hey’adda Hormuud…
Qiso naxddin leh ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii ay haweeney isku daldashay degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.
Fannaanada caanka ahayd ee Soomaaliyeed Sahra Axmed Jaamac ayaa saaka ku geeriyootay magaalada Hargeysa.
Cali Cabdalle Faarax oo dhaawac culus ka soo gaaray Dab qabsaday Guri Jiingad ahaa oo ku yaalla degmada Yaaqshiid ee…
Muwaadin Soomaaliyeed oo 17 sano si sharci darro ah ugu xirnaa Xabsiyada dalka Talyaaniga ayaa helay magdhow lacageed, kadib markii…
Gabadhii Soomaaliyeed ee la xanuunsaneyd cudurka Kansarka oo umadda Soomaaliyeed ay u gurmatay ayaa geeriyootay xilli loo duuliyey dalka Turkiga…
Maanta oo ay taariikh du tahay 19ka bisha maarso, waxaa kulan isugu yimid Xubno ka kala socda qaybaha Bulshada Rayidka…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa wiil 16 sano jir ah u magacaabay Guddoomiye kuxigeenka degaanka Gamboole…
Dalka Finland ayaa noqday halka ugu farxadda badan adduunka ee dad ku noolaadaan, sida lagu sheegay warbixin sannadle ah oo…
Imaaraadka Carabta ayaa dagaal dhinaca baraha bulshada ah ku furay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo kadib markii ay dowladda…
Laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa jawaab ka bixisay Warbixin ku saabsan sheekada nin Soomaali ah oo sheegay inuu Afrika…
Weriye ka tirsan Laanta Afsoomaaliga VOA-da ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho, kadib markii xanuun degdeg ahi ku yimid.
Maxamed C/raxmaan Maxamuud waxa uu ka mid yahay tahriibayaal Soomaalida oo dhawaan laga soo daayey xabsiyada Liibiya oo Muqdisho lagu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Nabadoon Axmed Diiriye Cali uu caawa ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.
Maxamuud Yuusuf Culusow waa arday dhigta Kuliyadda Saxaafadda ee Jaamcadda Umadda Soomaaliyeed, magaalada Muqdisho, wuxuuna ku biiray, kadib 27 sano…
Waxaa caawa magaalada Muqdisho lagu qaban doonaa munaasabad lagu soo bandhigi doono abaal-marin loogu talo galay in lagu sharfo Hal-doorka…
Iyadoo ay iska soo daba dhacayaan taageerada loo muujinayo ardayga Ismaaciil Axmed Maxamuud ee shalay ka qalin jebiyay Jaamacadda SIMAD,…
DHAGEYSO: Qisada cajiibka ah Ismaaciil Axmed: Ardayga Xaaladda gaarka ah ee qabsaday Baraha Bulshada
Ismaaciil Axmed Maxamuud waa arday naafo ah kana qalin jebiyay jaamacadaha SIMAD ee magaalada Muqdisho, isagoo qaatay Shahaadada koowaad ee Banking…
