Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Maqal & Muuqaal»C/raxmaan C/shakuur oo bixiyey Xog ku saabsan Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin. “Wuxuu ka mid ahaa Al-itixaad..”

    C/raxmaan C/shakuur oo bixiyey Xog ku saabsan Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin. “Wuxuu ka mid ahaa Al-itixaad..”

    November 25, 2020Updated:November 30, 20202 Mins Read Maqal & Muuqaal
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay shaqsiyadda iyo taariikhda Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, isagoo aqoon dheer u leh ayna is yaqaaneen ilaa sanadkii 1989-kii.

    “1989 dhamaadkeeda ayaa bartay, wuxuu ahaa dhalinyarrada diinta barata, kana mida xarakaadkaa islaamiga, nin dhalinyaro ayuu ahaa, waa nin aan aqaano waqti dheer oo xarakaadka islaamiga in badan ku soo jiray, kaddibna saxaadada u wareegay, dadka siyaasiyiinta la sheekeysta oo siyaasadda waqti badan geliya, ururkii Al Itixaad ayuu ka tirsanaa, Itixaadkana wey dagaalami jireen, inuu dagaalada qaar inuu galay waa laga yaabaa, gaar ahaan kuwii Gedo iyo Luuq ka dhacay” ayuu yiri C/raxmaan C/shakuur oo wareysi siiyey Barnaamijka Hanoolaato.

    Fahad Yaasiin ayuu sheegay inuu xiriir la leeyahay dowladda Qatar, oo mar ka soo shaqeeya Telefishinka Al jazeera, kaddibna markii dambe u wareegay Machadka Daraasaadka Siyaasadda Al Jazeera.

    “Fahad waa Nin siyaasadda ku firfircoon oo juhdi badan geliyay, wax isku xir badan, abaabul badan  isku daya inuu saaxibo sameysto, dhaqaale dibadaha uga raadiya, Madaxweynayaal dhista, nin ogol isaga wax uu sameeyay uu qeyb ka yahay, dadaalkaas waa ku amaanan yahay, mar dowladdii xasan Sheekh Wasiir laga dhigay waa diiday.. waa nin mowqif leh oo waxa uu rabo si kasta ku raadiya, balse aan masaalix yar ka lahayn siyaasadda” ayuu yiri C/raxmaan C/shakuur si weyn u sifeeyay shaqasiyadda Fahad Yaasiin.

    Wuxuu ku eedeeyay inuu in Fahad Yaasiin aanu laheyn aragti siyaasadeed oo dal weyn lagu maareeyo, isla markaana uu jecel yahay inuu xoog ku meel mariyo aragtidiisa ciriiriga ah, taasna ay isku qabteen isaga iyo Xasan Sheekh. Isagoo u janjeera fikirka iah ayuu sheegay in xoog waxa lagu maquuniyo oo ku dhisan fekerka salafiga oo ku dhisan ‘Al Walaa Wal Baraa’

    “Kooxdii Xasan Sheekh ayuu ka mid ahaan jiray, dadkii wax ka dhistay ayuu ka mid ahaa ahaa, wixii ay Xasan Sheekh isku diideen waa fikirkaas ciriiriga, dabcan Farmaajo ayuu helay oo ay isla meel mari karaan fikirkaas ciriiriga, Farmaajo waa nin aaminsan in awood wax lagu qabsado, Milateri iyo koofiyo cas, marka waxaa ii muuqda labo fikir oo meeshaas iska aroostay” ayuu hadalkiis sii raaciyey C/raxmaan C/shakuur.

    C/raxmaan C/shakuur ayaa sheegay in dadka dhaqanka carbeed leh ee wax ku bartay ay jecel yihiin sirdoonka, saana ay tahay falsafada Fahad halka uu ka keenay inuu maanta noqdo Taliyaha Sirdoonka Soomaaliya.

    C/raxmaan C/shakuur Fahad Yasiin Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWakiilada Beesha Caalamka oo Khadka uga qeyb galay Shirka Musharixiinta & Wanwaan loogu diray Farmaajo
    Next Article XOG: Maxay ahayd xogtii ay Max’ed Mursal iyo Muudey la wadaageen Musharixiinta Madaxweynaha..?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo