Browsing: Caalamka
Hogaamiyeyaasha Kuuriyada Waqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa si degdeh ah oo aan la shaacin ugu kulmay soohdinta u dhaxeysa labada…
Laba nin ayaa weerar qarax loo adeegsaday ku qaaday Baar ku yaalla dalka Canada, halkaasoo ay ku dhaawacmeen 15 qof,…
Barta ay bulshadu ku xiriirto ee Facebook ayaa dadka waydiisanaysa sawirro ay qaawan yihiin, si ay isugu daydo in ay…
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay inuu baajiyey shirkii heerka sare uu la yeelan lahaa Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi…
wararka laga helayo Gobolka Jubadda Dhexe aya sheegay in dagaalame ajnabi ah oo ka tirsanaa Alshabaab uu isku dilay degamda…
Duufaan halis ah oo wadata daadad iyo dabaylo xoogan oo ku dhufatay qeybo ka mid ah geeska Afrika ayaa sabbatay…
Wiil oo Soomaali ahoo Mindi lagu dilay magaalada London ee dalka Ingiriiska bartimihii bishan, ayaa muuqaaladiisa la shaaciyay iyadoo 16…
Dowlada Mareykanka ayaa ku balanqaaday inay cunaqabateyntii ug cusleyd dunida ay dusha u saari doonto dalka Iiraan, iyagoo ku xirtay…
Soomaaliya ayaa ka mida dalalka Islaamiga ee laga soomo Bishan Ramadaan Saacadaha ug yar, iyadoo kaalinta labaad ka gashay dalalka…
Wiil reer Masar ah oo da’ yar ayaa is dilay laba maalmood kadib markii uu bartiisa Facebook soo dhigay farriin…
Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiye Axmed ayaa ku guuleystay inuu xabsiyada Sacuudiga ka sii daayo ilaa 1000 qof oo maxaabiis…
Aroos aan muddooyinkan danbe la arag ayaa maanta loo sameeyay Wiilka ay ayeeyada u tahay boqoradda Ingiriiska, Queen Elizebath ee…
Isbahaysiga uu hogaamiyo wadaadka Shiicada ah ee Muqtadaa Sadr ayaa si lama filaan ah ugu guuleystay doorashadii guud ee baarlamanka…
Shirkii degdega ahaa ee dalalka Muslimka oo ka dhacay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa;aha spp saaray baaq ku saabsan…
Wiil 17 sano jir ah oo ka mida ardayda Dugsi sare oo ku yaalla gobolka Texas ee dalka Mareykanka ayaa…
Nin asalkiisu kasoo jeedo Soomaaliya ayaa loo doortay Duqa magaalada Sheffield ee dalka Britain, dhacdo taariikhda gashay toddobaadkan.
Haweeneyda Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya ayaa qarxisay war ku saabsan inuu wadahadal meel fiican maraya u dhaxeeyo dowladda Kenya iyo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ugu yaraan 8 qof lagu dilay weerar ka dhacay Dugsiga Sare ee Santa…
Xabsigii mudada dheer la galiyay Nelson Mandela ayaa ahaa dhacdadii ugu weyneyd Afrika qarnigii lasoo dhaafay, iyada oo maalinkii laga…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ciidamadeeda kala baxday jasiirada Socotra ee dalka Yeman, kuna taalla Badda Cas oo si weyn ugu…
