Browsing: Caalamka
Waxaa markii ugu horeyay Sacuudiga ka dhaqan galay inay haweenka ka qeyb galaan daawashada ciyaaraha kubadda cagta oo ay tagaan…
Dowladaha Imaaraadka iyo Masar ayaa xaalad dagaal geliyay dalka Suudaan, kadib markii uu dalkaasi booqday madaxweynaha Turkiga, isla markaaha heshiisyo…
Dadka Gobolka Hawai ee Mareykanka ayaa xaalad argagax iyo cabsi ah ku jiray muddo ka badan 30 daqiiqo kadib markii…
Midowga Afrika ayaa ugu baaqay Madaxweyne Donald Trump inuu ka laabto hadal gaf ahaa oo la sheegay inuu u adeegsaday…
Dhakhtarka gaarka ah ee aqalka cad ee looga arrimayo dalka mareykanka ayaa sheegay in madaxwayne Donald Trump uu caafimaadkiisu yahay…
Madaxweynaha Maraykanka ayaa beeniyay in uu hadalo gef ah ka sheegay waddamada ay ka yimaadaan dadka muhaajiriinta ah ee soo…
Madaxweyne Trump oo arrin aan la fileyn darteed u joojiyey Booqashadii uu ku tegi lahaa UK [Akhriso]
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa baajiyay booqashadii la sii qorsheeyay ee uu ku tagi lahaa UK bisha Feebaraayo, wuxuuna sheegay…
Bannaanbaxyo looga soo horjeedo siyaasadda dhaqaalaha ee dowladda Tunisia ayaa ku sii fidiya dalkaasi oo ahaa dalka kaliya ee ka…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si lama filaan ah ugu dhawaaqay inuu wadahaddalo la billaabi doono Dowlada Kuuriyada Waqooyi marka…
Turkiga ayaa si rasmi ah u bedelay magaca iyo astaanta wadadda ay ku taallo safaaradda dalka Isutagga Imaaraadka Carabta uu…
Garyaqaan Maraykan ah ayaa hor istaagay qorshe uu Aqalka Cad ku doonayay in uu ku soo afjaro barnaamij masaafurinta ka…
Koox islaami ah oo Weerar loo adeegsaday Diyaarado Drone ah ku qaaday saldhigyada Ruushka ee Suuriya
Wasaarada gaashaandhiga ee Ruushka ayaa xaqiijisay in kooxaha mintidiinta Suuriya ay u isticmaaleen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn weerar ay ku…
Qareennada madaxweynaha Maraykanka ayaa wadahadal la leh baareyaasha doonaya in ay su’aalo waydiiyaan madaxweynaha Maraykanka, arrintaas oo qayb ka ah…
Kooxda Alshabaab ayaa sababtay inay go’do isgaarsiinta deaanno dhowr ah oo ka tirsan Waqooyiga Bari ee Kenya.
Raisul wasaarihii hore ee dalka Malaysia, Mahathir Mohamad oo ahaa ruugcaddaa hogaan iyo siyaasi weyn oo dalkaasi heer gaarsiiyay ayaa…
Dowladda Sucuudiga ayaa xaqiijisay in xabsiga la dhigay 11 amiir oo aan magacyadooda la shaacin, waxaana warar is khilaafsn kasoo…
Madaxweyne Donald Trump ayaa isku tilmaamay in uu yahay Cabqari deggan isaga oo si caro leh uga jawaabay buugga laga…
Shaqaalaha dowladda Sucuudiga ayaa la siin doona lacago looga caawinayo canshuuraha cusub ee lagu kordhiyay iibka alaabaha iyo sare u…
Soo saarista buugga cusub ee laga qoray Trump ayaa mar kale banaanka keenay dood horey u socotay oo ku saabsanayd…
Warar laga soo xigtay buugga laga qoray sanadkii uu Aqalka Cad ee Mareykanka ka talinayay Donald Trump ayaa sheegaya arrimo…
