Browsing: Caalamka
Ra’iisulwasaaraha Itoobya Abiy Ahmed ayaa maanta ah shaaciyey in dadka Itoobiyaanka ay sameynayaan “naf-huris” lagu badbaadinayo dalkaaasi.
Ku-xigeenkii Wakiilka Midowga Afrika oo ka hadlay Go’aanka ay Dowladda Soomaaliya uga ceyrisay Dalka
Ku-xigeenka Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Molungo oo dowlada Soomaaliya ay shalay u qabatay inuu dalka uga baxo muddo…
Shirkadda Facebook ayaa meesha ka sartay qoraal uu soo dhigay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, kaddib markii lagu sifeeyay inuu…
Dalka Itoobiya ayaa lagu soo rogay xaalad degdega, kadib markii ay sii xoogeysteen dagaallada ka socda Gobollada Amxaarada iyo Cafarta…
Kadib kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada xukuumadda Itoobiya ayaa lagu dhawaaqay xaalad degdega oo lagu soo rogay dalkaasi, taasoo ka…
Maamulka caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa ayaa maanta ugu baaqay in dadka degayan magaaladasi ay diiwaan geliyaan hubkooda labada…
