Browsing: Caalamka
Waxaa Garoonka Addis Ababa uga hortegay wasiiro ka tirsan Xukuumadda Itoobiya oo uu horkacayo Wasiirka Maaliyadda Axmed Shiddo
Waxaa lasoo bandhigay baaritaankii ugu weynaa ee kumanaan Dokumentiyo si ahaa lagu helay, kaasoo bannaanka soo dhigay, sida madax hore…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maantai loo caleemo saaraymar labaad xilka Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya, markii xisbigiisa barwaaqo uu ku…
Wararka laga helayo dalka New Zealand ayaa sheegaya in magaalada Ganaciga dalkaasi lagu dilay Wiil Soomaali ah oo koox hubeysan…
Dalka yar ee Khaliijka Carabta ku yaalla ee Qatar ayaa maanta looga dareeray Doorashadii ugu horeysay Baarlamaani ah ee dalkaasi…
Dowladda Itoobiya ayaa amar ku bixisay in dalkeed ka baxaan toddobo sarkaal oo sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay oo…
Wasiirka Arrimaha Haweenka Ethiopia, oo ahayd sarkaalkii u horreeyey ee heer federaal ah oo qiratay inuu kufsi ka dhacay gobolka…
Waxaa soo baxday natiijada Doorashadii guud ee dalka Jarmalka, kadib markii ay hoggaanka dalkaasi ka degtay haweeneyda Angela Markel oo…
UK oo Dal-ku-gal degdega siineysa Kumanaan Darawaliin Gaadiidka iyo Kawaanleyaal Ajnabi ah (Akhriso)
Dowladda Ingiriiska ayaa raadineysa shaqaale ajaaniib ah oo buuxiya shaqooyin badan oo ka bannaan dhinacyada Wadista baabuurta iyo Kawaanleyaasha Hilibka.
Ururka ay ku mideysaniyiin Qareennada Soomaaliyeed ee qurbajoogta ah oo fadhigiisu yahay magaalada Melbourne ee waddanka Australia ayaa dacwcad ka…
Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ayaa soo saartay qoraal ku saabsan Dacwadii Badda ee u dhaxeysay dalalka Soomaaliya iyo Kenya.
Waxaa maanta ka furmay Xarunta New York shirka 76-aad Golaha Guud ee Qaramada Midoobay oo madaxda caalamka ay khudbado ka…
Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa ka digtay in khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Maxamed…
Wararka laga helayo dalka Suudaan ayaa sheegaya inuu afgembi milateri uu fashilmay dalkaasi, kasoo ay isku dayeen saraakiil ka tirsan…
Waxaa la shaaciyey xilliga la filayo in Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ay ku dhawaaqdo go’aanka xukunka Dacadda Badda ee…
Nin lagu magacaaabo Prof. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad ayaa caawa lasii daayey, kadib muddo ka badan 10 maalmood oo la weysnaa,…
Wakiilka Xogahaya Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa xubnaha Golaha Amniga ee Q/Midoobay warbixin ka siiyay…
Diyaarad ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airlines oo shalay baaqatay ayaa maanta ka degatay Garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha ee…
Diyaaradii Turkish Airlines ee laga celiyey magaalada Jabuuti, iyadoo kusoo jeeda Caasimadda Muqdisho ayaa goor dhow caga dhigatay Garoonka magaalada…
Diyaaradii Turkish Airlines ee kusoo jeeday magaalada Muqdisho, lagana celiyey magaalada Jabuuti ayaa mar kale u duushay magaalada Istanbuul oo…
