Browsing: Caalamka
Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay, lix kalena waa lagu dhaawacay weerar Mindi weyn loo adeegsaday oo ka dahcay…
Wasiirrada Arrimaha dibadda dalalka IGAD ayaa kulankooda 72-aad ee Caadiga ahaa Khadka Internetka ku yeeshay 24-kii June 2021, wxaana guddoomisay…
Gobolka New York ee dalka Mareykanka ayaa xannibay ruqsaddii sharci ee uu ku shaqeysan jiray Rudy Giuliani oo ahaa qareenka…
Dowladda Itoobiya ayaa wafdi sare oo Soomaalida dalkaasi u badan u diray magaalada Berbera ee Somaliland oo maanta laga furayo…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in 17 askari ay geeriyoodeen markii diyaarad helicopter ah oo ay la socden…
Waxaa dagaal cusub dib uga qarxay Gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya, kadib markii Jabhadda TPLF ay weerarro culus ku ekeysay…
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Ereteriyaay xilligan maamusho qeybo ka mida Gobolka Tigray ee dalkaItoobiya.
Golaha Wasiirada dalka Itoobiya ayaa ansixiyey qaraar magaca looga bedelayo xaruntii Akadeemiyada Hoggaanka ee Meles Zenawi, magaalada Adis abnaba.
Dowlaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa kala saxiixday heshiis ganacsi oo ku saabsan isdhaafsiga wax-soosaarka labada dal oo is weydaarsanaya Qaadka…
Wararka laga halayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in gabar ka mida ahayd hablo Soomaaliyeed oo la afduubtay nolol lagu helay.
Wasaaradda Dfiaaca Turkiga ayaa ku guuleysatay tijaabada Gantaal Maraakiibta laga gano oo burburiya Maraakiibta dagaalka.
Dadweynaha dalka Iiraan ayaa doortay madaxweyne cusub, kadib doorashadii guud ee dalkaasi ka dhacday shalay.
Waxaa sii koradhaya falalka afduubka iyo dilka ah ee Soomaalida loogu geysanayo dalka Kenya muddooyinkii ugu danbeeyay.
Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Kenya Maxamed Cabdirisaq Maxamud iyo Raychelle Omamo, ayaa maanta wadahadal ku yeeshay khadka telefoonka.
Nin u dhashay dalka Spain ayaa lagu xukumay 15 sano oo xabsi ah kadib markii uu dilay hooyadiis, isla markaana…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa kasoo jawaabtay qoraalkii Wasaarada Arrimaha dibadda Soomaaliya ee lagu caadiyeeyay xiriirka labada dal, looguna baaqay…
Isku daygii afgembi ee dalka Jordan ayaa lugaha la galay amiirka leh dhaxalka Boqortooyada Sacuudiga, kadib baaritaan lagu waday kiiskan…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in ciidamo gaar ah oo Mareykan ah loo dirayo dalka Kenya si ay…
Wasiirka Arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa soo dhoweeyay soo celinta xiriirka diblomaasi ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya.
Waxaa maanta dib u bilowday duulimaadyadii diyaaradaha ee tooska ugu kala gooshi jiray dalalka Kenya iyo Soomaaliya, kadib muddo ka…
