Browsing: Caalamka
Wasiir hore oo ka tirsanaan jiray Israa’iil ayaa qirtay inuu basaas u ahaa dowladda Iiraan, intii uu ku jiray xukuumadda…
Madaxweynaha Turkiga ayaa ku gacan souray hadal kasoo yeeray lataliyaha madaxweynaha Mareyknaka ee ahaa in dalkiisa uu difaaco dagaalyahanada Kurdiyiinta…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Etirea Isaias Afwerki ayaa maanta si wadajir ah rasmi ugu furay barta xuduudka…
Wararkii ugu danbeeyay ee dalka Gabon ayaa sheegay inuu dhicisoobay afgembigii saaka ka dhacay dalkaasi ee la sheegay in xilka…
Wararka laga helayo dalka Gabon ee ku yaalla galbeedka Afrika ayaa sheegaya in ciidamada milateriga ay afgambiyeen madaxweynihii dalkaasi Cali…
Golaah Ammaanka Qaramada Midoobey ayaa War kasoo saartay Go’aankii ay dowladda Soomaaliya ku ceyrisay Wakiilkii Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey…
Ilhaan Cumar ayaa si rasmi ah loogu dhaariyey xubin ka mida mudanayaasha Aqalka Wakiilada ee Koongareeska Mareykanka , kana tirsan…
Waxaa maanta magaalada Riyaad ee caasimada Boqortooyada Sacuudiga ka bilaabtay maxkamadeynta kooxdii ka dambeysan dilkii saxafigii Jamal Kashoqgi oo 2-dii…
Haweenkii ugu horeeyay ee muslimiin ah oo ka mid noqda Koongareeska Mareykanka ayaa maanta lagu dhaarinayaa magaalada Washington ee caasimadda…
Jabhadda xoreynta Soomaali Galbeed ee ONLF ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Xisbi siyaasadeed ka ka qeyb geli doona Doorashada…
Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdalla ayaa sameeyay isku shaandheyn ugu horeysay ee Golaha Wasiirrada Boqortooyada, iyadoo xilalkii laga qaaday qaar…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump safarkiisi ugu horeeyay oo lama filaan ahaa ugu tegay ciidamada dalkiisa ee ku sugan dalka Ciraaq.
Waxaa sii kordhaya bannaanbaxyada looga horjeedo madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Xasan Albashiir, iyadoo qeybaha dadweynaha ee dibad-baxyada wada ay dalbanayaan…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan iyo Ra’iisal wasaaraha Yuhuudda Benyamin Netanyahu ayaa mar kale is weydaarsaday haddallo kulul oo aan waxba…
Xoghayihii Gaashaanshigg Mareykanka Jim Mattis ayaa sheegay inuu iska casilay xilka, kana tegayo shaqada bisha February 2019.
Madaxweynaha Mareykanka ayaa go’aan degdeg ah ku qatay in ciidamadii ka jooga dalka Suuriya ay halkaasi kala soo bixi doonaan…
Ra’iisal wasaaraha dalka Ingiriiska ayaa ka badbaaday cod kalsooni kala noqosho ah oo xubnaha xisbigeeda ay u qaadeen kadib khilaaf…
Haweeney soomaali ah oo lagu magcaabo Deeqa Dhalac ayaa loo doortay golaha degaanka ee South Portland City ee gobolka Main…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga uga qeyb galaya shirka Wasiirada Arrimaha dibadda…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa kulan saddex geesood ah ugu yeetay madaxweynayaasha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Suudaan Cumar…
