Browsing: Xukuumadda
Mid ka mida wasiirada xukuumadd Kheyre ayaa afka furatay iyadoo si weyn u canbaareysay siyaasiyiinta mucaaradka ah ee kasoo horjeeda…
Sheekh caan ah oo ka mida taageerayaasha dowladda ayaa ku baaqay in xildhibaannada lacagta ku qaatay mooshinka laga wado madaxweynaha…
Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay qaabka siyaasadda dalka iyo qorshe ku saabsan mooshin laga wado xukuumadda.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in magaalada Muqdisho lagu qabtay nin soo xirtay dharka haweenka oo falal ammaan darro ah ka…
Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay.
Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa shaaciyay qorshaha uu doonayo inuu ku howlgalo marka uu xilka la…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya ayaa War kasoo saartay xaaladda ka taagan dalka Liibiya iyo Soomaalida ku xaniban dalkaasi. WAR-SAXAAFADEEDKA…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaalya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta daah furay diiwaan gelinta ciidamada xoogga dalka oo markii ugu horeysay…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan dhaqaale siinin dowlad Goboleedyada leh Dekadaha ee…
Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in maalinta berrito ah oo ay taariikhda Hijriyadu ku beegantahay …
Muqdisho, November 28, 2017 – Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa maanta Muqdisho ku kala saxiixday illaa iyo shan heshiis oo…
Waxaa si rasmi ah maanta loo shaaciyey mashaariic ay dowladda Qatar ka fulineyso Soomaaliya oo ah kuwii ugu horeeyay ee…
Dowladaha Qatar iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis mashaariic horumarineed laga fulinayo Soomaaliya.
Dowlada Qatar ayaa wafd culus oo dhinaca horumarinta qaabilsan u soo dirtay Soomaaliya, iyadoo ay qorsheyneyso inay mashaariic ka fuliso…
Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshey kulankoodi caadiga ahaa, iyadoo uu shirka goobjoog ka ahaa…
Xabsi ku yaalla Jaziiradda Mahé ee dalka Seychelles ayaan maanta ku soo booqday 15 Soomaali ah oo halkaa ku xiran. Waxay ku xukuman yihiin…
Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galeysa shirka wasiirada Gaashaandhigga dalalka Islaamka ee Argagixiso la-dirirka oo magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa wasiir cusub u magacaabay wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya xilkii laga qaaday.
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa ansixiyay xubin cusub oo ku soo biireysa Guddiga Dastuurka Madaxa banaan ee Soomaaliya.
