Browsing: Xukuumadda
Ra’iisal wasaaraha la magacaabay ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa iska casilay xilkii iyo shaqadii uu ka hayay Shirkadda Soma…
“Norske Hassan ny statsminister i Somalia” Qof Noorwiijiyaan ah oo loo magacaabey xilka ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, ayaa cinwaan looga dhigey faallo…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa noqday maamulkii ugu horeeyay ee war ka soo saara magacaabidda Ra’iisal Wasaaraha Somaaliya.
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa kashifay sababta uu xilka Ra’iisal wasaaraha ugu magacaabay Xasan Cali Kheyre.
Ra’iisal wasaaraha la magacaabay ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa hadalkiisii ugu horeeyay soo saaray.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hore u qaaday qaaday tallaabo hor leh oo cusub isagoo Ra’iisal wasaare u magacabaay nin…
Muran, buuq iyo faro-isku taag ayaa hareeyay goob laga bixinayay kaararka lagu tegayo xafladda caleemasaarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Wasiir ka tirsanaa xukuumadda xilka sii heysa ee Cumar C/rashiid ayaa la wareegay qabqanaabada munaasbadda caleemosaarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya…
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si rasmi ah u bilaabay la-tasiyada ku saabsan magacaabidda Ra’iisal wasaaraha.
Hanti dhowrka guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale ayaa qarxiyay fadeexad ku saabsan lacago fara badan oo ka maqan miisaaniyadda…
Xog ay heshay Wadani.com ayaa sheegaysa Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid uu diiday inuu la kumo madaxweynaha cusub ee…
Diyaarad ay leedahay Shirkadda Daallo ayaa si degdeg ugu degtay Garoonk ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya kadib markii…
Doorashadii Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo waxyaabaha laga dhaxlay waxaa ka mida mas’uuiyiin safiiro u badan oo xilalkoodii…
Hanti dhowrka Qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa eedeyn ba’an u jeediyay Ra’iisal wasaare ku xigeenka iyo wasiirka Maaliyadda xukuumadda…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee xilka sii haya ayaa kulan aan caadi ahayn maanta uga dooday Miisaaniyadda 2017, iyo…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa magacaabay guddi ka kooban sideed xubnood oo loo xil…
Mid ka mida wasiirada ugu muhiimsan dowladii madaxweyne Xasan Sheekh ayaa maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho, kadib markii uu…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ee xilka sii haya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo ayaa caawa safar degdeg ku gaaray magaalada Nairobi.…
Haweeney Ganacsato ah una dhalatay dalka Masar ayaa ka dambeysay in xoolaha Soomaalida laga joojiyo dalka Sacuudiga.
Wasiirka Amniga xukuumadda xilka sii heysa ee Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed oo ayaa amaan iyo bogaadin u jeediyay maamulka Hotelka…
