Browsing: Xukuumadda
Ra’iissalwasaarada Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa saxaafada kula hadlay Guriga Martida ee Magaalada Kismaayo, wuxuuna shaaca ka qaadya in…
Shirkii Madasha Qaran ee Soomaalida uga socday magaalada Kismaayo ayaa lagu wadaa in lagu soo afjaro halkaasi galabta iyadoo laga…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya C/Salan Hadliye Cumar ayaa laga joojiyay daqiiqadihii ugu danbeeyay shir jaraa’id oo uu ku qaban lahaa…
Odayaasha Dhaqanka ee beelaha Hawiye oojkulan maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka digay in qaabka degaanka xilligan lagu qeybiyo…
Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad Goboleedyada ee ku shirsanaa magaalada Kismaayo ayaa laga celiyay maanta garoonka diyaaradaha xilli…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa la yimid feker cusub oo ka yaabiyay madaxda maamulada kale iyo xitaa madaxweyne…
Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in is mari waa’ uu hareeyay wadahadallo u dhaxeeyay…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee shirka Madasha Qaran uga socdo madaxda Soomaalida ayaa sheegaya in maanta oo Jimce ah…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa qaaday tallaabo kale oo wadaniyad iyo geesinimo muujineysa kadib markii uu amar ku…
Wasiir ku xigeenka ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa si cad uga hor yimid in qaabka degmooyinka lagu qeybiyo Baarlamaanka cusub,…
Khilaaf siyaasadeed culus ayaa ka dhex aloosan madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed…
Waxaa maalintii saddexaad weli xayiran shirkii Madasha Qaran ee la filayay inuu ka furmo magaalada Kismaayo, kadib markii uu Kismaayo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali (Sharma’arke) ayaa ku guuleystay inuu Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ku…
Warar xog ogaal ah ayaa ka soo baxaya qaabkii uu Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid uga baaqday xafladii furitaanka Garoonka cusub…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali yaa ka warbixiyay kulan uu maanta isugu keenay madaxweynaaasha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan…
Wararka laga helayo xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegaya inay deeq malaayiin doolar ah ay dhowaan ka heleyso Boqortooyada Sacuudiga kadib…
Shirkii Madasha Wadatashiga ee la filayay inuu 10-ka Bishan January ka furmo magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubadda Hoose ayaa…
Dowladda Soomaaliya ayaa xiriirkii Diblomaasi u jartay dalka Iiraan, kadib shir ay yeesheen Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya maanta oo Khamiis…
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u yeeray Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Ibraahim Fargeeti iyadoo su’aalo laga weydiiyo faahfaahin ku saabsan…
War Saxaafadeed 30-12-2015 Dowladda Federalka ee Soomaaliya waxey heshiis la gashay shirkad sharci-yaqaan caalami ah in ay ka taakuleyso diyaarinta…
