Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 29
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Cadaado oo caqabad cusub hor dhigtay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Shirka maamulka Gobollada Dhexe

    Cadaado oo caqabad cusub hor dhigtay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Shirka maamulka Gobollada Dhexe

    April 15, 2015Updated:April 15, 20152 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal cusub oo hor leh uga bilowday degmada Cadaado ee Gobolka G/gaduud  kadib markii isbaheysi halkaasi ku sugan ka biyo diiday in la furo shirka muddada dheer soo jiitamayay ee maamul u sameynta gobolada Dhexe iyadoo aan xal loo helin arrimo ay ka cabanayaan.

    Wararka laga helayo Cadaado ayaa sheegaya in madaxweynaha wadahadal la isku xiiqay la leeyahay  Ximan & Xeeb, Galmudug iyo qeyb kamida Ahlu sunna, kuwaasoo si weyn uga horjeeda go’aankii uu madaxweynaha ee ku saabsanaa in Dhuusmareeb ay tahay caasimadda maamulka Gobolada dhexe, waxayna dalbanayaan in dib looga noqdo go’aankaasi ama shuruudo ay wataan loo fuliyo.

    cadaadoq

    Shuruudaha cusub ayaa waxaa ka mida cidda qabaneysa xilka madaxweyaha in la cayimo, waxayna wadahadalka socda isugu jiraa kuwo kala gaar ah iyo mid guud. Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu tuhunsan yahay inuu mid ka mida saaxiibadii doonayo inuu noqdo madaxweynaha maamulka la dhisayo ayaa bilaabay qancinta beelaha gobollada dhexe, kuwaasoo u muuqda inay kala hinaaseen.

    [ad name=”HTML-1″]

     

    Dhinaca kale ergooyin gaaraya ka socday degmada Caabudwaaq oo ka tegay Dhuusaamareeb ayaa la sheegay in lagu celiyay koontaroolka Cadaado, iyadoo loo sheegay inay iska xulaan 20 xubnood iska soo xulaan oo kaliya, si ay shirka uga qeyb galaan. Waxaa dhacday inay ergadii diideen go’aankaasi dibna ugu laabteen Dhuusamareeb iyagoo careysan. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa looga fadhiyaa sidii uu u qancin lahaa kooxaha iyo beelaha cusub iyo caqabadda cusub ee ku xiran in shirka maamul u sameynta uu furmo.

    Wadani.com

     

    [ad name=”HTML”]

    Cadaado Shirka maamulka Gobollada Dhexe Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMagacyada iyo Muuqaaladda xubno Alshabaab ah oo xabsiyo kala duwan lagu xukumay
    Next Article XOG: Qodobo Shuruudo ah oo Beesha Cadaado ku xirtay madaxweyne Xasan Sheekh

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo