Kulan dhex maray madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ah musharax u taagan xilka madaxweynaha iyo Musharax C/raxmaan Maxamed Faroole oo isna ah musharax iyo xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ayaa kulankoodii ugu horeeyay ku yeeshay xarunta madaxtooyada magaalada Muqdisho.