Iyadoo loo diyaar garoobayo doorashada guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa soo baxay sawiradii ugu horeeyay fadhiga xildhibaanada Aqalka sare.
Xildhibaanada Aqalka sare ka kooban 54 xubnood oo xubno ka mida aan weli la dooran ayaa lagu wadaa inay doorashadoodu noqoto mid ka fudud doorashada Baarlamaanka weyn oo qaadan doonta waqti yar.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA