Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna musharaxa xilka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa rajo ka muujiyay doorashada 2016.
Mudane Farmaayjo oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa sheegay Madaxweyne Xasan iyo Guddoomiye Jawaari ay faragalin ku hayaan Odayaasha Dhaqanka ee soo xulaya Xildhibaanada soo socda oo ay ku dareen kadib markii oday dheeraad lagu soo daray.
“Haddii doorashooyinka aanay dhicin Oktoobar oo isbedel imaan, waxaan aaminsanahay in dalkaan dhibaatooyin badan ka dhici doonaan…” ayuu yiri Farmaajo.
Dhageyso Farmaajo.
Wadani.com