Browsing: Doorashada
Wasiirka Howlaha Guud ee Galmudug Maxamed Maxamuud Guure ayaa beeniyay in ilaaladiisaay weerar ku qaadeen xarunta doorashada magaalada Cadaado.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay go’aano ka soo baxay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ku saabsan heshiis gaara oo…
Magaalada Cadaado oo ka mida lixda goobood ee ay ka dhacayaan Doorashooyinka Aqalka hoose ayaa waxaa hareeyay fadeexado ku saabsan…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in shaqaaqo keentay is-rasaaseyn ay maanta ka dhacday magaaladaasi.
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista dowladda Soomaaliya ayaa dirqi ah ugu guuleystay xildhibaanada kursiga Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Waxaa isa soo taraya muranka ka taagan qoondada haweenka ee aqalka hoose kadib markii beelo badan ay diideen inay meel…
Odayaasha iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda gobollada Waqooyi ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay ka qeyb galayaan Doorashada 2016 ee…
Dhacdo kale oo xusid mudan ayaa laga soo calaamadeeday maanta magaalada Kismaayo kadib markii wasiir u tartamay kursi xildhibaan aqalka…
Magaalada Cadaado waxaa maanta ka bilaabatay wejiga labaad ee Doorashada xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose.
Magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu doortay qeyb kale oo ka mida xildhibaanada aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka.
Iyadoo ay socoto Doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magaalada Garowe lagu doortay haweeneydii ugu horeysay ee Aqalka…
Waxaa magaalada Garowe maanta lagu doortay lix xildhibaan oo ka mida aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka.
GUDDIGA MADAXA BANAAN EE XALLINTA KHILAAFAADKA DOORASHOOYINKA DADBAN (GMXKHDD)
Waxaa ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya wiil uu dhalay siyaasiyiga caanka ah ee Xasan Abshir Faarax.
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in tartanka loogu jiro aqalka hoose uu ku soo biiray siyaasi cusub.
Waxaa maanta magaalada Cadaado ka bilaabaneysa doorashada Aqalka hoose ee Baarlamaanka, iyadoo la dooranayo xildhibaanada lix kursi.
Madaxweynaha xilka sii haya dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku guuleystay inuu qaar ka mida siyaasiyiinta mucaaradka ku ahaa…
Wejigii afraaad ee doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ayaa Maanta lagu soo gabagabeeyay Magaalada Kismaayo. Waxaa maanta la doortay 5 xildhibaan oo…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Prof. Gaandi loo doortay mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.
Waxaan ku dhex jirnaa waxyaabaha la-yaabka leh ee laga diiwaan geliyay doorashooyinka 2016 oo ka mida doorashooyinka ugu musuqa badan…
