Browsing: Doorashada
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamo gadooday ay saaka qabsadeen xaruntii doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee magaaladaasi.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magaacaabay Guddi fulin oo qaabilsan doorashada dadban ee Somaliland.
Waxaa heshiis laga gaaray qaabka iyo hanaanka loo soo xulayo xildhibaanada ka imaanaya degaanada Somaliland.
Ololaha Doorashada 2016 ayaa weji cusub galay iyadoo kooxda Damjadiid ay wado dadaallo ay ku dooneyso in xubnaha ugu badan…
Wakiilka Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa sheegay war cusub oo ku saabsan doorashada 2016.
Wasiiru dowlaha Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya Jen. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa ka hadlay doorashada ka socota Soomaaliya.
Waxaa weli ka socda magaalada Kismaayo doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka, waxaana maanta la doortay koox kale.
Wasiiru dowlaha madaxtooyada Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ku guuleystay kursiga beeshiisa ee xildhibaanka Aqalka hoose.
Magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug waxaa maanta ka bilaabatay doorashada aqalka hoose.
Xoghayaha wasaaradda Arrimaha gudaha Soomaaliya Prof. Yaxye Cali Ibaahim ayaa shaaciyay in xaaskiisa ay noqotay senator kamida Aqalka sare ee…
Doorasho maanta ka dhacday magaalada Baydhaba ayaa looga adkaaday wasiirka maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Fargeeti.
KASHIFAAD: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Rubuc Milyan Doolar ku bixiyay Kursi ka mida Aqalka Sare
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Boorsaani) ayaa lacagtii ugu badneyd ku bixiyay kursi ka mid ahaa…
Waxaa maalintii labaad magaalada Baydhaba maanta lagu doortay qaar ka mida xildhibaanada Aqalka hoose Baarlamaanka Federaalka.
Waxaa maanta magaalada Jowhar ka dhacday doorashada xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya uga mid noqonaya maamulka Hirshabeelle.
Mid ka mida hogaamiye kooxeedyadii hore ee Soomaaliya, kana mid noqday wasiirada dowladii KMG ahayd ee C/llaahi Yuusuf ayaa loo doortay…
Qeybtii labaad ee doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaan Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacday magaalada Kismaayo.
Mid ka mida musharixiinta ugu cadcadaa aqalka sare ayaa ku guuleystay senatornimada Aqalka sare ee maamulka Hirshabeelle.
Magaalada Jowhar ayaa lagu doortay xildhibaankii ugu horeeyay ee Aqalka sare, doorashada senatoorada Aqalka sare oo halkaasi ka socota.
Doorashada senatoorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saaka ka bilaabatay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeele.
Doorashadii xubnaha Aqalka Sare ee maamulka Hirshabeelle ayaa markale dib ugu dhacday galabta arrin la yaab leh.
