Browsing: Doorashada
Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa shaaciyay liiska xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka u soo sharxday maamulkiisa.
Maamulka Galmudug ayaa soo sharxay xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka uga mid noqonaya maamulkooda.
Madaxweynaha Puntland ayaa 20 xubnood oo isugu jira siyaasiyiin, xubno ka tirsanaa urarada bulshada iyo qurbe joog u soo sharxay…
Madaxweynaha Puntland ayaa shaaciyay liiska xubnaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya u soo sharxday maamulkiisa.
Xog ay heshay Wadani.com ayaa sheegeysa in Ugaaska Beesha Xawaadle uu ku soo jeedo magaalada Muqdisho, isagoo kadibna tegi doona…
Dhismaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya waa qodobka ugu adag ee horyaalla Doorashada 2016 oo marar badan dib u dhac…
Muuqaal dhiirrigelin ah ayaa laga sameeyay sida doorashooyinka Soomaaliya ay u dhacayaan iyadoo ay faafisay hay’adda Q/Midoobay ee Soomaaliya.
Iyadoo ay maanta ku eg tahay waqtiga loo qabtay in maamulada dalka ku soo gudbiyaan liiska musharixiinta Aqalka Sare ee…
C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa magaalada Garowe ka sheegay in Soomaaliya aysan ka jirin doorasho dadban balse ay socoto kororsiimo…
Maxaa ka jira in isbaheysi siyaasadeed ka dhaxeeyo Musharax Jibriil Ibraahim & C/raxmaan Faroole..??
Iyadoo ay sii xoogeysaneyso ololaha doorashada 2016 ee logu jiro kuraasta labada aqal ee Baarlamaanka iyo Villa Somalia ayaa waxaa…
War ay soo saareen wakiilada beesha caalamka ayaa niyad xumo ka muujiyay dib u dhaca ku yimid soo gudbinta musharixiinta…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya in liiska xubnaha Puntland u soo sharaxday Aqalka…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya uu diyaariyay liiska musharixiinta 8-da xubnood ee Aqalka…
Waxgarad iyo odayaasha beesha Waceysle ayaa ka hor yimid Odayaasha Beeshaasi ka mid ee ku jira 135 oday ee dhaqanka…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa wada dhaqdhaqaaqii ugu danbeeyay ee ay doonayaan inay culeys ku saaraan madaxda dowladda Soomaaliya iyadoo kulan…
Xogta laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegeysa in Sii-hayaha Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Sheekh uu kursigii Beesha Wacbuushan Abgaal ee…
Kulan ka dhacay magaalada Cadaado ayaa Duubabka iyo Odayaasha Beesha H/Gidir ay ugu duceeyeen Musharaxa C/raxmaan C/shakuur Warsame inuu noqdo…
Guddiga Doorashada Dadban ayaa waqti kale u qabtay soo gudbinta musharixiinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii maanta oo…
Madaxweynaha Maamulka Galmduug ayaa la sheegay inuu qeybiyay xubnaha maamulkiisa ka soo gaaray Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
