Browsing: Doorashada
Waxaa magaalada Gaalkacyo ka socda diiwaan gelinta musharixiinta kuraasta ugu adag ee yaalla magaaladaasi oo maanta shahaadada musharaxnimo la guddoomnsiyey.
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta xukuumadda Xilgaarsiinta C/raxmaan Yuusuf Al-cadaalla ayaa ka haray tartanka kursiga beeshiisa oo muddo dheer uu olole…
Xaalad kacsan ayaa ka taagan magaalada Gaalkacyo ee dhinaca Galmudug, kadib markii uu khilaaf ka dhashay habka loo maamulayo kuraas…
Akhriso: Kursiga ay tartankiisa fureen Maamulka Hirshabeelle iyo labada Kursi ee loo xiray xubno gaara
Maamulka K/Galbeed oo shaaciyey liiska xildhibaanadii ugu danbeeyay ee lagu dooranayo Magaalada Baydhaba
Wasiirkii hore ee Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaciyey inuu ka haray tartanka Kursiga Beeshiisa ee Golaha Shaabka Baarlamaanka…
Liiska Lix xildhibaan oo maanta lagu doortay magaalada Baydbaba: Shariif Xasan oo waayey kursigii Beeshiisa
