Browsing: Doorashada
“Waa Doorasho natiijadeeda la hubo, ama doorasho la’aan. Ciddii malxiis ka noqonaysa iyo cidii diidaysaba. Qeylo dhaan warmo kama tunmaan”
Beesha caawa ayaa ku baaqday in la tixgeliyo xaqa ay musharixiinta u leeyihiin inay isu soo taagaan doorashada, loona maro…
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka ahna musharax xildhibaan u taagan Kursiga HOP103 ayaa magaalada Baydhaba uga dhawaaqay in wax nidaam…
Golaha Midowga Musharrixiinta ayaa ka digay in Doorashada socota ay tahay mid aan hore loo arag oo Boob ah, waxayna…
Kuraastii la doortay Dib ayaa loo eegi doonaa, Doorasho kasta oo aan waafaqsanayn hanaanka loo asteeyey in loo maro guddiga…
Sheekh Shariif ayaa ka digay in haddii aan la xalin tabashooyinka ka jira sida loo maamulayo Doorashada ay keeni karto…
