Browsing: Doorashada
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si kulul uga jawaabay khudbadii Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ka jeedyay gunaanadkii shirkii wadatashiga ee…
Xisbiga Cadaaladda & Horumarka Soomaaliyeed (Justice and Development Party) ee uu hoggamiyo Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungab) ayaa soo dhoweeyayHeshiiskii…
Heshiiskii Doorashada ee ay Muqdisho ku gareen Madaxda Dowladda Federaalka, Maamul Goboleedyada iyo Maamulka G/Banaadir wuxuu ka dhignaa gabagabada Mudo…
Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo ka mida Aqoonyahanadda ka hadlay arrimaha siyaasadda iyo dhaqaalaha ayaa ka jawaabay laba sabab oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu ka tanaasulay Doorasho Qof iyo Cod ah, kadib markii ay xaaladu gaartay…
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa War kasoo saartay…
Ra’iisal Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ayaa soo dhoweeyay Heshiiska Doorashada ee lagu gaaray magaalada Muqdisho.
Heshiiska cusub ee Doorashada 2020/2021 oo ay caawa magaalada Muqdisho ku gaareen Madaxweynaha Soomaaliya, Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Dalka iyo Guddoomiyaha…
Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya…
Waxaa la lasoo gabagabeeyay shirkii Wadatashiga Madaxweynaha Soomaaliya, madaxweynayaasha maamul Goboleedyada iyo Guddoomiyaha G/Banaadir ee arrimaha Doorashooyinka, iyadoo laga soo…
Iyadoo uu weli socdo shirka Muqdisho ee Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka ayaa soo baxaya isbedello saacadihii ugu danbeeyay ku yimid shirka…
Shirkii Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda Dowlad Goboleedyada + Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa dib la isugu soo laabtay , kadib markii…
Kadib laba maalmood oo si adag looga dooday heshiiskii Doorashada Dhuusamareeb 3 iyo sida xal looga gaari karo Doorasho guud…
Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka mida madaxda Madasha Xisbiyada Qaran ayaa si weyn u dhaliilay sharci darrada uu ku…
Wakiilada Beesha Caalamka ee magaalada Muqdisho ayaab ilaabay inay kulamo kala gaara ugu yeeraan madaxda dowladda Soomaaliya iyo Madaxweynayaasha Maamul…
Saaxiibada Caalamka ayaa soo dhoweeyay dib u bilaabashada wada-hadalka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo shanta Dowlad Gogoleedyo ee…
Waxaa maalintii labaad galay magaalada Muqdisho shirka Wadatashiga Arrimaha Doorashada dalka 2020/2021, oo ka socda xarunta Madaxtooyada ee Villa Somaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magaalada Muqdisho ka furay maanta shirkii go’aan ka gaarista Doorashooyinka dalka oo ay ka…
Safaaradda Mareykanka ayaa shaacisay in Safiirka dalkaasi u fadhiga Soomaaliya uu kulan la yeeshay madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo…
Kadib markii uu Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ku dhawaaqay inuu si rasmi ah ugu taagan…
