Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Dowladda Ingiriiska oo si kulul uga hor timid muddo kororsiga Farmaajo “Heshiiskii 17 Sept. kaliya ayaa sharci ah”

    Dowladda Ingiriiska oo si kulul uga hor timid muddo kororsiga Farmaajo “Heshiiskii 17 Sept. kaliya ayaa sharci ah”

    April 14, 2021Updated:April 14, 20212 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Ingiriiska ayaa si kulul uga hor timid muddo kororsigii Aqalka Hoose ee Baarlamaanka u sameeyay Maxamed Farmaajo, waxayna sheegeen inay si weyn uga naxeen arrintaasi.

    Qoraal uu soo saaray Wasiirka Afrika u qaabilsan UK James Duddridge ayaa lagu caddeyay inay aad uga xun yihiin go’aanka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya uu labo sano ugu kordhiyay Maxamed Farmaajo xilka Madaxweynaha iyo kan Baarlamaanka Soomaaliya.

    “Waa talaabo hoos u dhigeysa kalsoonida lagu qabo hogaaminta Soomaaliya isla markaana qatar ku ah badbaadada iyo mustaqbalka dadka Soomaaliyeed. Waxaan si isdaba joog ah uga soo horjeednay dadaal kasta oo horseed u noqda geedi socod is barbar socda, doorasho qeyb ah ama kordhinta howlaha horyaala” ayuu qoraalkiisa ku yiri Wasiir James Duddridge.

    Wuxuu codsadaay in madaxda Soomaaliya ay ka waantoobaan ficil kasta oo dheeri ah oo kicin kara xiisadaha siyaasadeed ama rabshadaha. “Waa muhiim in dhammaan dhinacyada ay isdajiyaan oo ay ilaaliyaan xasilloonida iyo amniga Soomaaliya. Wadahadalka wax ku oolka ah ee u dhexeeya madaxda Soomaalida ayaa lafdhabar u ah xaqiijinta dhaqan gelinta heshiiskii 17kii Sebtember ee qaabka doorashada.”

    “Heshiiska Doorashada 17-Septemer waa aasaaska kaliya ee sharciyeysan ee doorashooyinka. Hadda waxaa la joogaa xilligii madaxda Soomaaliya ay eegi lahaayeen wixii ka baxsan danaha gaarka ah ee gaarka ah oo ay dhowraan mas’uuliyadda ka saaran dadka Soomaaliyeed” ayuu war-saxaafadedkiisa ku yiri kali ah

    Wasiirka Afrika u qaabulsan UK kali ah wuxuu ka dalbaday hoggaamiyaasha Soomaaliya inay si degdeg ah ugu laabtaan wadahadalada si loo helo xal wax ku ool ah isla markaana heshiis looga gaaro arrimaha harsan, iyadoo la muujinayo is xakameyn iyo tanaasul.

    War-saxaafadeedka ayaa lagu soo gabgabeeyay: “Maaddaama aanu hadda jirin is-afgarad horseedaya doorasho loo wada dhan yahay oo lagu kalsoonaan karo in la qabto iyada oo aan dib loo dhigin, xiriirka Beesha caalamka iyo hoggaanka Soomaaliya ayaa is beddeli doona. Boqortooyada Midowday (UK) waxay la shaqeyn doontaa saaxiibadeeda caalamiga ah qaab mideysan oo dib loogu qiimeeyo xiriirkeena iyo nooca tageerada aan siino Soomaaliya”

    Baarlamaanka Farmajo Muddo kororsi UK
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxamed Farmaajo oo isu saxiixay 2 sano ah oo muddo kororsi ah, iyadoon Aqalka Sare lasoo marsiin
    Next Article Dowladda Mareykanka oo ka dalbatay Farmaajo inuu galo wadahadal, kana laabto muddo kororsiga (War Cad)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo