Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Dowladda Mareykanka oo ka dalbatay Farmaajo inuu galo wadahadal, kana laabto muddo kororsiga (War Cad)

    Dowladda Mareykanka oo ka dalbatay Farmaajo inuu galo wadahadal, kana laabto muddo kororsiga (War Cad)

    April 14, 2021Updated:April 14, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Mareykanka ayaa si kulul uga hadashay go’aankii Aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ay mudda kordhinta ugu sameeyeen Maxamed Cabdulahi Farmaajo.

    Bayaan ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in ay si aad ah uga xamaadeen qaraarkii dowladda fedaraalka ah ee Soomalaiya ee lagu ansixiyay muddo 2 sano ah oo loogu kordhiyay muddo xileed madaxwaynaha iyo Baarlamaanka.

    Dowladda Mareykanka ayaa sidoo kale sheegtay in hindisa shirciyeeda muddo kordhinta oo la dhaqangaliyo ay caqabad halis ah ku tahay wadaxaajoodyada ayna minjaxaabinayso nabadda iyo ammaanka Soomaaliya.

    “Waxaan horey ugu celcelinay in ay muhiim u tahay nabadda, xasiloonida, baraaraha iyo dowladnimada Soomaaliya in dowlada fedaraalka iyo dowladaha xubnaha ka ah ay gaaraan heshiis ku aadan sidii horey loogu sii wadi lahaa geedi socodka doorashada,” ayaa lagu yiri bayaanka ka soo baxay wasaarada arrimaha dibada.

    Bayaanka ayaa sidoo kale waxaa uu Mareykanka ku celiyay in marnaba aysan taageeri doonin muddo korarsi , doorashooyiin is barbar socda amaba geedi socod hal dhinac ah.

    Warkan oo kasoo baxay wasaarada arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa si cad loogu sheegay in Mareykanka ay dib u qiimeyn ku sameyn doonaan xiriirka ay la leeyihiin dowladda fedaraalka ee Soomaaliya .

    “Waxaan dib u qiimeyn ku sameyn doonaa xiriirka laba geesoodka ah ee aan la leenahay dowladda federaalka taasi oo ay ka mid tahay la macaamilka dublamaasiyadeed iyo caawinta,” ayaa lagu yiri bayaanka Mareykanka.

    Mareykanka ayaa ku hanjabay in ay adeegsan doonaan dhammaan wadiiqooyiinka ay ka mid tahay cunaqabateyn iyo xannibaado dhanka visaha ama dal-kugalka ah oo lagu soo rogo madaxda caqabadda ku ah dimoqraadiyadda.

    Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday dowladda fedaraalka iyo dowladaha xubnaha ka ah in sida ugu dhaqsiyaha badan ay dib ugu laabtaan wadahadalada ayna xal ka gaaraan hananka doorashada.

    Bayaanka ayaa waxaa ugu dambeyntii dhinacyada kala duwan uga baaqay in ay is xakameeyaan ayna ka fogaadaan ficilo hal dhinac ah oo sii hurin kara xiisadda, islamarkana minjaxaabin kara geedi socodka dimuqraadiyada iyo hay’adaha Soomaaliya.

    Anthony Blinken Farmaajo Muddo kororsi US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Ingiriiska oo si kulul uga hor timid muddo kororsiga Farmaajo “Heshiiskii 17 Sept. kaliya ayaa sharci ah”
    Next Article Siyaasiyiinta Galmudug oo difaacay Saadaq Joon, weerarna ku qaaday Darajo ka xayuubintii Farmaajo (Warbixin)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo