Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay go’aanka ay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ay mar kale dib ugu dhigtay Dhageysiga kiiska dacwadda Badda Soomaaliya iyo Kenya oo 8 bilood oo hor leh dib loo dhigay.
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ogoshahay go’aanka Maxkamadda ICJ haddi ay noqonayo mid kama dambeys ah, wuxuuna intaas ku daray in dowladda Soomaaliya ay u tahay, kuna taagan tahay waqti kasta oo dacwada la qaadayo.
HOOS KA DAAWO