Browsing: Dhaqaalaha
Waa Lacagta oo lafteeda Ganacsi laga sameeyo, Lacag lagu bedelanayo Lacag kale, Saameeynna ku leh Ganacsiga kale.
Ilhaan Cumar ayaa shaacisay inay xaqiijiyeen in Koongares-ka Mareykanka uu Deyntii dalkaasi ku lahaa Soomaaliya ka fududeynayo.
Ganacsatada Hilibka Magaalada Muqdisho ayaa ku dhaqaaqay shaqo joojin 3 maalmood ah oo maanta bilaabatay, waxaana maanta magaalada laga waayey…
Xaflad si heer sare ah loo agaasimay ayna ka soo qayb galeen Wasiirro, xildhibaanno, aqoonyahanno, Culimaa’udiin, ururka haweenka qaranka, ganacsato…
Siyaasiga reer Kenya ee kasoo jeeda Gobolka Soomaalida ee W/Bari oo hadda mucaarad ku ah dowladda Uhuru Kenyatta Faarax Macallin…
Munaasabad lagu xusayo Xawaaladda Soomaaliyeed ee Taaj oo ku guuleysatay Abaal-marinta Xawaaladaha ugu fiican sanadkan 2019 ee dhaqan galisa sharciyada…
Shirkada Ethiopian Airlines ayaa ku dhawaaqday xilliga ay duulimaadka ka bilaabeyso magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
Waxa sii xoogeysatay dooda ka taagan ganacsade kasoo jeeda Somaliland oo ay arrintiisa isku heysaan dowladaha Jabuuti iyo Faransiiska, ayna…
Sarkaal ka tirsan Shirkadda Dahabshiil Group ayaa sheegay inay Madaxda TV-ga Aljazeera ee xaruntiisu tahay magaalada Doha ee Dalka Qatar…
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom waxa ay daah-furtay maanta adeegga Internetka 4G (Faca Afaraad – Fourth Generation) kaas oo aad uga…
Shirkii Shidaalka Somalia oo 7-dii bishan Febraayo 2019 ka dhacay magaalada London oo ay soo qabanqaabisay shirkadda Spectrum ee laga…
Ururka ay ku mideysan yihiin shirkadaha bixiya Isgaarsiinta ayaa jawaab ka bixiyay go’aankii wasiirka Wasaaradda Boostada xukuumada Soomaaliya kasoo baxay…
Shirkadda Diyaraadaha Itoobiya ee Ethiopian Arilines ayaa dib u bilaabeysa duulimaadyadi Garoonka caasimada Soomaliya ee Muqdisho kadib hakad ku yimid…
Shirkadda Diyaaradaha Kenya ee Kenya Airways ayaa maanta duulimaadkeedii ugu horeeyay ka bilaabeysa Magaalada Muqdisho, kadib dib udhac muddo laba jeer…
Shirkad Soomaaliyeed oo ka shaqeysa arrimaha socdaalka, ayaa arrin ku cusub Soomaalida dhexdooda ku soo kordhisay adeegyada ay qabato.
Warbixin uu dhaqaalaha Soomaaliya kasoo saaray Bankiga Aadduunka ayaa looga hadlay Xaaladda Dhaqaalaha Soomaaliya, isagoo ka hadlay halista ay leedahay…
Dowladda Jabuuti ayaa shaacisayy inaysan suuragaleyn iney shirkadda DP World ay mar kale ku soo noqoto maamulka Dekedda Dooraale, iyadoo…
Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay dhibaatada lagu shirkadda Isgaarsiinta Soomaaliyeed ee Hormuud.
Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyib Erdogan ayaa ku hanjabay in dalkiisa uu cunaqabatayn kusoo rogi doono badeecooyinka Mareykanka, siiba qalabka elektronikada …
XShirkadda diyaradaha Jubba Airways ayaa xajka sanadkan ka baajisay boqolaal Soomaali ah oo lacag iyo Baasaboor ay ka qaadeen waqti…
