Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Ergada Shirka Cadaado oo dalbatay ina laga hor wareejiyo Gudomiyaha Guddiga Farsamada Xaliimo-Yarey

    Ergada Shirka Cadaado oo dalbatay ina laga hor wareejiyo Gudomiyaha Guddiga Farsamada Xaliimo-Yarey

    June 4, 2015Updated:June 4, 20152 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kacdoon looga horjeedo Gudiga farsamada shirka maamul u sameynta  gobolada dhexe iyo guddoomiyaha guddigaasi haweeneyda lagu magacaabo Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey)  ayaa ka socda degmada Cadaado ee uu ka socdo wejigii labaad ee shirka maamul u sameynta gobolada Mudug iyo Galgaduud.

    Xaliimo ayaa ka mid ahayd Soomaalida qurba joogta ah iyo xubnaha bulshada rayidka ah, waxayna si weyn ugu soo shaac baxday xulitaanka baarlamaanka Federaalka ee hadda jira oo ay ka mid ahayd guddi awood u leh inuu soo xulo, shuruudaha xubinmimada Baarlamaakana u fiiriyo xubnaha ka mid noqonaya Baarlamaanka. Hadda waxay ka mid tahay xubnaha Guddiga doorashooyinka 2016-da oo aanu weli Baarlamaanku ansixin.

    Xaliima-Ismaaciil-Ibraahim-Xaliima-Yarey
    Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey)

    Kadib murankii maanta ka dhashay qeybinta Dastuurka maamulka gobolada dhexe, isla markaana gacan-ka-hadal ka dhaxay shirka dhexdiisa ayaa ergo badan ayaa cadeeyay inaysan ogolaan karin qaabka ay wax u wado guddoomiyaha guddiga farsamada shirka Xalimo yarey, waxayna ku hanjabeen in guddiga ay madaxda u tahay ay kala wareegayaan shirka, isla markaana weji cusub ay u yeeli doonaan shirka haddii ay faraha kala bixi weydo afduubka ay ku heyso ergada shirka.

    Xaalad kacsan ayaa ka dhalatay awoodda ergada u leedahay inay ka doodo dasuurka Qabyo-qoraalka ah oo ay wax ka bedelaan ama wax ku dari karaan, balse Xaliimo yarey iyo guddigeeda ayaa u cayimay ergada inay heystaan muddo todobaad ka yar oo ay ku ansixiyaan dastuurka iyagoo  aan ka doodi karin arrimo badan oo ahaa kuwii ugu muhiimsanaa, waxayna ergada taasi uga jawaabeen diidmo iyo buuq ay ka dhigeen madasha shirka.

    Shirka Cadaado oo soo maray heerar kala duwan oo is heysad ah ayaa si dirqi ah ugu gudbay wejigiisa labaad, waxaana mar waliba jiray eedo laga tabanayo guddiga farsamada shirka ee dowladda Federaalka ay sameysay, laakiin waxaa hadda muuqata in shirku soo gaaray meel xasaasi ah oo aanay dowladdu sii xakameyn karin shirkani.

     

    Dhageyso Cabashada ergada shirka (Radio Kulmiye)

    http://radiokulmiye.com/knn/wp-content/uploads/2015/06/Ergada.mp3

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    [ad name=”HTML-6″]

    Shirka Cadaado Xaliimo yarey
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxaa madaxda sare ee dowladda ku qasbay inay Garoonka diyaaradaha ugu tagaan saraakiisha Mareykanka?
    Next Article Mooshino dowladaha Kenya iyo Itoobiya quseeya oo hor yaala Baarlamaanka Somaliya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo