Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»FAAQIDAAD: Muxuu Madaxweyne Farmaajo Ajnabiga uga doortay Wadaniyiinta..? [Akhriso laba Qiso]

    FAAQIDAAD: Muxuu Madaxweyne Farmaajo Ajnabiga uga doortay Wadaniyiinta..? [Akhriso laba Qiso]

    January 13, 2019Updated:January 15, 20192 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Tan iyo intii xilka qabtay Madaxweyna Maxamed C/llaahi Farmaajo laba sanadood ka hor wuxuu talada ku yimid olole wadaniyad la huwiyey, isagoo isu muujiyey nin ka horjeeda faragelinta lagu hayo Soomaaliya.

    Waxaa mar kaliya isbedelay aragtidaasi markii uu dhacay kiiskii ugu horeeyay ee dowladda Somaliya ay Itoobiya u gacan gelisay sarkaalkii ONLF ee C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi  dhagax), wixii ka danbeeyayna waxaa meesha ka baxday qodobkii ugu weynaa ee lagu doortay Farmaajo.

    Muddooyinkii ugu danbeeyay waxaa shaki dhaliyey sida madaxweyne Farmaajo ugu dhowaaday Itoobiya, waxaana weli la kala caddeyn xiriirka mugdiga badan ku jiro ee Farmaajo la galay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Eritrea.

    Waxaan halkan ku soo qaadeynaa laba qiso oo ka mida tallaabooyinka ay madaxweyne Farmaajo dowladiisa ku dhaqaaqday oo caddeyn u ah in Soomaalida aanay aamin ku qabin oo ay dooneyso inay dalka u gacan geliso aqoonyahanno ajnabi ah ama reer Galbeed ah.

    Dowladda madaxweyne Farmaajo hoggaamiyo waxay qandaraas la gashay shirkadda Park Strategies ee uu leeyahay ninka lagu magacaabo Alfonse Marcello D’Amato, taasoo dhaqaale lagu siinayey si ay galaangal ugu sameyso dowladda Soomaaliya, waxayna arrintaasi dhacday, iyadoo aanu Soomaaliya wax safiir ah u joogin Washington. [Warbixintan akhriso]

    Mar kale waxay dowladda Somalia isku dayeysaa in mid ka mida hay’adaha Qaranka oo ah Bankiga Dhexe ay u dhiibto nin Ajnabi ah oo ka soo jeeda dalka UK, iyadoo aan dadka u sharxin sababta loogu baahday ajnabi ayey haddana dooneysaa in la bedelo sharciga Bankiga Dhexe. [Warkan Akhriso]

    Taageerayaasha Farmaajo ayaa isku dayaya inay arrintan ku riixaan Ra’iisal Wasaaraha, sidii ay hore ugu doodeen inuusan ogeyn dhiibistii Qalbi-dhagax oo noqotay dood dib ugu soo laabatay oo madaxweyne Farmaajo ka dhigtay mid aan waxba kala socon dalka uu madaxweynaha u yahay.

    FAAQIDAAD

    Farmajo Madaxweyne Farmaajo Top UK US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaan Cabdi Shire: “Xildhibaanadu ma ogolaan doonaan in Qof ajnabi ahi madax ka noqdo Bankigeena Dhexe”
    Next Article Xisbiga UPD ee Xasan Sheekh oo laga joojiyey kulan uu ku qaban lahaa magaalada Baydhaba [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo