Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Tooshka GJ»FADEEXAD CULUS: Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia oo ku lug yeeshey fadeexad is-xanbaar ah

    FADEEXAD CULUS: Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia oo ku lug yeeshey fadeexad is-xanbaar ah

    December 23, 2014Updated:February 3, 20152 Mins Read Tooshka GJ
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Mid ka mida sii-hayeyaasha wasiirada xukuumada kalsoonida lagala noqday Md. Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ku dhaqaaqay tallaabo fadeexo weyn dhalisay oo wasaaradda uu maamulo ceeb weyn dhex gelisay xilli uu ahaa sii haye. Sii-hayaha Wasiirka.

    SII-HAYAHA WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA C/RAXMAAN DUCAALE BEYLE
    SII-HAYAHA WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA C/RAXMAAN DUCAALE BEYLE

    Mr. Beyle ayay Wadani.com soo xaqiijisay inuu musuqmaasuqay tababarro dowladda Turkiga ay siiso shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya si kor loogu qaado aqoontooda diblomaasiyadeed, waxaana tababarkii ugu danbeeyay oo loogu talogalay 12 qof wasiirku ku qoray dad aan ka mid ahayn shaqaalaha wasaaradda.

    Dadkan oo 19-kii Bishan Disember uu wasiirku ka dhoofiyay Garoonka diyaaradaha Muqdisho sida warbaahinta dowladu baahisay ayaa xogtu sheegeysaa inay isku jireen dad wasiirku ka qaatay lacago xambaar ah oo doonayay inay dalka Turkiga tagaan kadibna Yurub uga sii gudbaan iyo qaar kale oo wasiirka iyo agaasimihiisa guud ee wasaaradda arimaha dibadda ehel ay ahaayeen . Afar ka mida 12-kii loo diray koorsada waxbarashada Turkiga oo bari lahaa IT ayaa lagu waayay garoonka Istanbuul kadib markii ay gooseen isla markii ay ka degaan diyaaradda.

    Wararka ayaa sheegaya in 8-da soo hartay oo safaaradda ay dejisay Hotel kadibna markii la geeyay xaruntii lagu tababari lahaa ay sheegeen inaysan tababar u imaan Turkiga kana mid ahayn shaqaalaha wasaarada arrimaha dibadda Soomaaliya, balse ay yihiin dad xambaar lagu keenay oo u socday Yurub, lagana qaatay lacag.

    Fadeexadan ayaa noqoneysa sii ugu cusleyd ee soo wajahda wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, iyadoo wasiir C/raxmaan Beyle ku dhiiraday inuu ku lug yeesho fadeexad, xilkii weyneyd ee loo xil saarayna ku soo gabagabeeyo is–xanbaar ceebeed markii uu xaqiiqsaday inuusan kusoo laaban doonin golaha wasiirada cusub. Fadeexadan waxay  sii xumeyneysa wejigii markii horeba liitay ee dibloamasiyiinta Soomaalida.

    Hoos ka eeg qoraalka safaaradda Somaaliya ee Turkiga iyo sagootintii C/raxmaan Bayle

    warqad

    fadeexad1

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

     

    C/raxmaan Beyle FADEEXAD Is-xanbaar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG CULUS: Cumar C/rashiid oo taageero ka helay xildhibaanada ka horjeeda madaxweyne Xasan Sheekh
    Next Article Baarlamaanka Soomaaliya oo Beri cod u qaadaya magacaabidda Cumar C/rashiid

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Qodobadda War-murtiyeedka Shirkii Madasha Qaran & Muddo Kordhinta Maamul Goboleedyada

    October 31, 2024

    Isbedel ku yimid Xukuumada Somaliya (Magacyada RW ku xigeenka cusub iyo Wasiirada la magacaabay)

    October 22, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo