Browsing: Featured
Iska hor imaad toos ah ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii koox ka tirsan Alshabab ay weerar ku qaadeen…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdigiisa oo saaka gaaray magaalada Cadaado ayaa halkaasi ka tegay, kadib markii…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre dib ugu laabtay magaalada Cadaado, isagoo safar kale oo dhulka uga socdaalay…
Gaari uu waday qof is-miidaamiye ah oo ah nooca Toyota Prada ee hore ayaa saaka ku qarxay wado aan la…
Qarax Gaari ayaa goor dhoweyd ka dhacay Isgoyska Shineemo Nasri, agagarka Isbitaalka Digfeer, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo Gobolka J/Hoose ayaa sheegay in Al-Shabaab ay maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay afar qof magaalada…
Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda, xaruntiisuna tahay magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay talo soo jeedin ku saabsan qaabka ugu haboon…
Maamul Goboleedyada Puntland ayaa uga digay xukuumadda Federaalka Soomaaliya inay faragelin ku sameyso Doorashada Jubaland ee qorsheysan inay dahcdo aakhirka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay U-qeybsanaha dhinaca Taageerada Howlgallada ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey…
Waxaa magaalada Gaalkacyo ka socota qabanqaabada soo dhoweynta Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo halkaasi ku wajahan kadib…
Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka (JDP) ayaa War-saxaafadeed uu kasoo saaray Doorashada Dowlad Goboleedka Jubbaland ku cambaareeyay faragelinta Madaxda Dowladda Federaalka…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta dib ugu laabtay magaalada Hargeysa, kadib socdaal muran dhaliyey oo uu ku tegay…
Dowladda Iiraan ayaa maanta ku dhawaaqday inay ka baxday qodob ka mida heshiiskii Niyukliyeerka ee Iiraan iyo lixda dal ee…
Waxaa magaalada Gaalkacyo lagu qabtay haweeney in muddo ah iska dhigeysay inay tahay Nin oo u lebisan jiray sidda ragga,…
Qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka iyo wasaaradda arrimaha…
Wararka laga helayo deegaanka Godinlabe ee duleedka Magalada Cadaado, Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in degaankaasi laga helay gabar yar oo…
Dowladda Somalia ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray Doorashada maamulka Jubbaland ee la filayo inay dhowaan dhacdo.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Yariisow ayaa baraha bulshada ku weerarray wasaaradda caafimaadka isagoo maseyr iyo xaasidnimo ku tilmaamay buugga caafimaad…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Somalia iyo maamulka Gobolka Banaadira ayaa isku heysta kharashka laga helo ‘Buugga caafimaadka’, kaasoo muhiimadiisu soo baxdo…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay weerar jidgooyo ah ku qaadeen hoggaamiye hore ee koox…
