Browsing: Featured
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweynaha Jubbaland ayaa shaaciyey inay heshiis ka gaareen dhammaan khilaafaadkii u dhaxeeyay dowladda…
Xaflad sagootin ah oo si weyn loo agaasimay ayaa caawa ka socota magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdigii la socday ayaa dalka dib ugu soo laabtay Galabta, kadib socdaal ay ku…
Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumada Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa amar ku soo rogay Jamaacadaha gaarka loo leeyahay…
Gabadh 14 jir ah oo Maxkamad ka Dacweysay Nin Aabaheed qasab ugu guuriyey… [Dhageyso Qiso cajiib ah]
Kiis ugub ah oo noociisa aan hore loo arag ayaa ka dhacay Gobolka Sool, kadib markii gabar 14 sano jir…
Su’aalo badan ayaa ka dhashay socdaalka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ku joogo magaalada Kismaayo , kasoo yimid xilli labada dhinac uu…
Waxaa isku day khaarijin ah ka badbaaday sarkaal sare oo ka tirsan Hay’dda Denbi baarista CID-da ee Booliska Soomaaliyeed.
Gaari lagu soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa goor dhoweyd ku qarxay magaalada Muqdisho, sida ay sheegayaan wararkii ugu danbeeyay ee…
United Nations Secretary-General António Guterres today announced the appointment of Parfait Onanga-Anyanga of Gabon as his Special Envoy for the…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyey shirka horumarinta iyo isku-xirka Afrika ‘Africa Now’ ee magaalada Kampala, dalka…
Wafdiga Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta lagu martiqaaday degaanka loo dalxiis tago ee Goobweyn, halkaasoo uu…
Iyadoo magaalada Kismaayo uu ka socdo wadahadal lagu dhammeynayo khilaafkii Madaxda dowladda Soomaaliya iyo madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam…
Dalalka Itoobiya iyo Faransiiska ayaa kala saxiixday heshiisyo milateri iyo dhaqaale, kadib booqashadii ugu horeyay ee madaxweynaha Faransiiska Emanuel Macron…
Qarax Miino oo ah nooca dhulka ayaa ka dhacay degaanka Arbacoow ee duleedka magaalada Muqdisho, halkaasoo u dhow Saldhig ay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in dabley ka tirsan Alshabaab ay falal dil ah ka fulisay magaalooyinka Muqdisho…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mida Xildhibaanada Baaralmaanka Federaalka ayaa sheegay in Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) uu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta kormeeray askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tababar Layli Sarkaal ah…
Maxkamadda rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa u yeertay guddoomiyaha degmada Hodon ee Gobolka Banaadir, kadib dacwad lagu soo oogay.
Iyadoo dalka ka wada maqan yihiin Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka…
Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen xaruntooda ku go’aamiyey xilliga uu furmayo…
