Browsing: Featured
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika AFRICOM ayaa beeniyay in askar ka tirsan ciidamada Mareykanka lagu dilay ama lagu dhaawacay weerar…
Dowladda Somalia oo hawadeeda ka mamnuucday Qaar ka mida Diyaarado ka shaqeyn jiray dalka [Dhageyso]
Dowladda Soomaaliya ayaa hawadeeda ka mamnuucday diyaaradaha duugga ah ee lagu farsameeyay dalkii la oran jiray Midowga Soofiyeeti.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kormeer wadajir ah maanta ku tegay qaar…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa dhex galay xiisad ka dhex aloonsantay dalalka Uganda iyo Rwanda, isagoo socdaallo ku kala bixiyey…
Shirka horumarinta iyo isku xirka Qaaradda Afrika ee ‘Africa Now’ ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Kampala ee dalka Uganda,…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay afduub ka geysatay degaanka Gal-Qoryaale oo u hdo Guriceel,…
Su’aallo badan ayaa ka dhashay badbaadadda nooceedu yahay Boeing 737 MAX 8, kadib markii ay ku dhacday dalka Itoobiya 10-kii…
Ciidmaada Kumaandooska Somalia iyo kuwa Mareykanka ee gacanta siiya ayaa xalay weerar cir iyo dhul ah ku qaaday degaanka Daarusalaam…
Wararka laga helayo gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Alshabaab iyo kooxda la baxday Macaawisleyda ee maleeshiyada degaanka ay ku…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya oo caawa ku sugan magaalada Kampala ee dalka Uganda inuu raaligelin…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u safray dalka Uganda, isagoo halkaasi uga qeyb galaya shir ka dhacaya…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray amar dan guud loogu celinayo Dhulka ay ku fadhido Xaruntii Ciidamada Badda ee Degmada…
Sii-hayihii taliyaha ciidamada Booliska AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya Christine Alalo, ayaa la xaqiijiyey inay ka mid ahayd dadkii ku…
Waxaa magaalada Kismaayo ka socda qabanqaabadii ugu danbeysay ee soo dhoweynta Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre oo maanta ku…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan uu isugu yeeray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Afarta Taliye Ciidamada dalka, Guddoomiyaasha degmooyinka,…
Madaxweyne Farmaajo oo Tacsi tiiraanyo leh u diray dadkii ku dhintay shilkii Diyaaradeed ee Itoobiya
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dadkii ku dhintay diyaaradii Ethiopian Airlines ee saaka ku…
Xildhibaan Faarax Xasan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Somalia, una dhow madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo farrriin dheer oo isugui jirta…
Saddex qof oo Soomaali ah ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen diyaaradii Ethiopian Airlines ee saaka ku dhacday duleedka magaalada…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariistii wasiirkii Dastuurka xukuumadda Soomaalya, Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo aaskiisu ka dahcay…
Wararkii ugu danbeeyay ee diyaaradda Ethiopian Airlines oo saaka ku burburtay duleedka magaalada Addis ababa ayaa sheegaya in dhammaan dadkii…
