Browsing: Federaalka
Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ee maanta xilka laga qaaday Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) ayaa sheegay inuu sharci darro yahay xil ka…
Kadib markii Mooshin degdeg ah xilka looga qaaday saaka Guddoomiyihii Baarlamaanka maamulka Puntland C/xakiim Maxamed Axmed (Dhoobo-Daareed) ayaa goor dhoweyd…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya inay caawa is rasaaseyn dhex maray ciidamo ka wada tirsan…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay la wareegtay ciidamadii maamulka Jubbalad ee ku sugnaa saddex…
Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Abuukar Islaw (Ducaale ) ayaa maanta dhagax dhigay dhisme…
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa digniin hor leh ka soo saartay Fatahaad laga cabsi qabo inay ka dhacdo Gobollada…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay bixineyso bisha Disembar 2019 shatiyadii ugu horeeyay ee baarista iyo soo saarista Shidaalka iyo…
Alshabaab ayaa soo saartay muuqaal cusub oo ka hadlaya xaflad loo qabtay maleeshiyadii weerartay saldhigga Balidoogle ee cidamada Soomaliya iyo…
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ku dhawaaqay lacag gargaar ah oo lagu caawinayo dadka ku waxyeeloobay dadka ku waxyeeloobay fatahaadda ka…
Hay’adaha Amniga Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa wadda qorshe lagu baarayo shaqaalaha dowladda Soomaaliya, kadib markii ay soo baxeen kiisas ay…
Haweeney lagu eedeeyay inay ka tirsaneyd Alshabaab ayaa maanta lagu xukumay 15 sano oo xarig ah, kadib markii lagu helay…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun ku riday tiro ka mida xubno lagu soo eedeeyya Alshabaabnimo oo ay ku jirto…
Waxaa kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho madasha la baxday xisbiyada Qaran ee dalka oo ay ku bahoobeen siyaasiyiin ka horjeeda…
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Maamul Goboleedyada dalka ay si qaldan u fahmeen nidaamka…
Diyaarad nooca xamuulka ah ee Milateriga oo sida qeybtii ugu horeysay gargaar ka yimid dalka Qatar ayaa maanta ka degtay…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa xil diblomaasiyadeed u magacawday wiil uu dhalay guddoomiyihii hore ee G/Banaadir C/raxmaan Cumar Yariisow.
Dowlada Kenya ayaa shaacisay in wafdigii ka qeyb galay caleemo saarkii madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islam ay ogolaansho ka heysteen…
Waxaa dhowaan magaalada Muqdisho looga dhawaaqay Madasha Xisbiyada Qaran oo ay ku haboobeen xisbiyada iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee ka horjeeda…
Wasiirka Arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa Ahlu suna ugu baaqay inay dano gaara oo ay leeyihiin aysan…
Rasaas ayaa caawa laga maqlay magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, kadib xiisad u dhaxeysay ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Ahlu…
