Browsing: Federaalka
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta lasoo taagay Wasiirkii Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan C/Nuur (Janan) oo dowladda Soomaaliya u xirnaam…
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa shaaciyey inuu dacwad ka dhan ah xukuumadda…
Waxaa magaalada Kismaayo ku sii jeeda mas’uuliyiin iyo madax kala duwan oo doonaya ka qeyb galka caleemo saarka madaxweynaha Jubbaland…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxay Diyaaradii maanta ka degtay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, iyadoo halkaasi ka dejisay siyaasiyiin iyo…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida madaxda hoggaamiyeyaasha xisbiyada siyaasadda ee dalka ayaa noqday siyaasiga Soomaaliga ah ay warbaahinta…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socdaan howlgallo ay wadaan ciidamada Amniga oo la sheegay…
Ciidamada Kumaandooska Xoogga dalka ee DANAB ayaa qirtay in taliyahooda uu ka badbaaday isku day lagu khaarijin lahaa oo ka…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku gacan seyrtay in mar kale dib loo dhigo dhageysiga kiiska dacwadda Badda ee hor taalla Maxkamadda…
Wakiilo ka socday dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa dood adag ku dhex martay Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ, kadib markii…
Godoomiya Gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo maanta ka qeyb galay xalfad soo dhoweyn ah oo…
Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhin doona Dalka Suudaan Maxamed Isxaaq Ibraahim oo dhawaan soo gaaray Caasimadda Suudaan ee Khartuum…
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ee doorashadiisa muranka ka taagan yahay ayaa cambaareeyay tallaabooyinka dowladda Somalia ka qaadatay maamulkiisa…
Waxaa magaalada Muqdisho ku gereiyooday Guddoomiyihii Golaha Badbaadada Jubbooyinka Nabadoon Axmed Jaamac Maxamuud (Qalyar). oo magaalada Kismaayo ay ku dhaawacmeen…
Saraakiisha ciidamada dowladda Somalia ayaa xaqiijiyey in Qarax miino oo ka dhacay duleedka Muqdisho ay shalay ku dhinteen askar ka…
Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa’id oo wadajir ah ay wada qabteen madaxweynihii hore Shariif Sheekh…
Waxaa goor dhoweyd magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waqitigii ugu danbeeyay joojiyey inuu ka qeyb galo, soona gabagabeeyo shirkii Madasha Iskaashiga Somalia…
Waxaa lasoo saaray qodobadda ugu muhiimsan ee Wae-murtiyeedka Shirka Madasha Iskaashiga Somalia ee Muqdisho, kaasoo 1-2 Oktoobar 2019 socday, lana…
Safiirada Mareykanka iyo wakiilada dalalka Yurub ee ka hadlay Shirka Caalamiga ah ee Iskaashiga Soomaaliya ayaa dowladda Somalia ugu baaqay…
Madaxweynaha Galmudug ee xilka sii haya Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa khudbad kooban ka jeediyey, isagoo si aan la fileyn…
