Browsing: Federaalka
Wasiirka Arrimaha Dibadda xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa shalay booqday Xarunta weyn ee Qaramada Midoobey ay ku leedahay Gegidda…
Madaxda dowlada Soomaaliya ayaa ka qeyb galay caleemo saarkii maanta ka dhacay magaalada Baydhaba ee madaxweynaha maamulkaasi C/casiis Xasan Maxamed…
Wafdi uu hogaaminayo Guddomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Shekh C/raxmaan ayaa gelinkii danbe ee maanta gaaray Magaalada Baydhabo, isagoo qeyb…
Iyadoo magaalada Baydhaba ay ka socoto diyaar garowga caleemo-saarka madaxweynaha cusub ee Maamulka K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa waxaa…
Dowladda Qatar oo Saraakiil Milateri ah u soo dirtay Muqdisho & taageero ay ballan qaadeen [Sawirro]
Dowladda Qatar ayaa saraakiil milateri u soo dirtay magaalada Muqdisho iyagoo kulamo la yeeshay madaxda dowladda Soomaaliya iyo Taliska ciidamada…
Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saray amar ku saabsan in la joojiyo daabacaadda lacagta shiling Soomaaliga…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida hoggaamiyeyaasha xisbiyada dalka ka jira ayaa madaxtooyada Somalia ku eedeeyay inay lacag ku…
Ciidamada ilaalada Madaxtooyada oo Diyaarado loogu qaaday Magaalada Baydhaba & Sababta oo… [Sawirro]
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay in qeybihii ugu horeeyay ciidamada ilaalada Madaxtooyada ay gaareen maanta magaalada Baydhaba, iyadoo…
Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka ayaa si weyn u cambaareeyay dowladda Somalia oo qaar ka mida xisbiyada siyaasadda dalka ka hor…
Wasiirka Kalluumaysiga & Khayraadka Badda ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdullahi Bidhaan Warsame ayaa difaacay heshiis ay wasaaradiisu gashay oo ay shirkado…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) ayaa maanta Shsr jaraaid ku qabtay Magaalada Muqdisho, isagoo uga…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa soo gabagabeeyay isla-xisaabtanka golaha wasiirrada oo socday shantii maalmood ee ugu…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle ay wadaan Mooshin…
Kulan uu xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya ku qaban lahaa magaalada Baydhaba ayaa la joojiyey markii…
Tan iyo intii xilka qabtay Madaxweyna Maxamed C/llaahi Farmaajo laba sanadood ka hor wuxuu talada ku yimid olole wadaniyad la…
Madaxweynaha cusub ee Puntland oo saaray Amarkii labaad isagoon Xilka la wareegin [Akhriso wareegto]
Madaxweynaha la doortay ee maamulka Puntland oo aan weli xilka la wareegin Siciid C/llaahi Deni ayaa soo saaray amarkii labaad…
Prof Yaxye Sheekh Caamir oo ka mida dhaqaale-yahannada Soomaaliyeed ee degan magaalada Muqdisho ayaa kashifay arrimo badan oo ku saabsan…
Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Doorashooyinka Qaranka Sayid Cali Sheekh Maxamed ayaa jawaab ka bixiyey xil ka qaadis lagu sameeyay iyo eedeyn…
Waxaa isa soo taraya wararka ku saabsan nin ajnabi ah oo dowladda Somalia ay dooneyso inay u magacawdo guddoomiyaha Bankiga…
Xildhibaan Mahad Salaad ayaa qarxiyey ujeedka xukuumadda Somalia ka leedahay wax ka bedelka Sharciga Bankiga Dhexe oo la hor geeyay…
