Browsing: Federaalka
Wararka laga helayo qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegaya inuu qoritaanka Mooshin ku saabsan saldhigga Imaaraadka ee magaalada…
Kadib markii toddobaadyo gudahood ay dhacday xil wareejin taariikshi ah, waxay rajo ka muuqatay wadooyinka Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya xilli…
Ilo diblomaasiyadeed ayaa xaqiijiyay in dowladda Imaaraadka Carabta ay ka carootay haddallo kasoo baxay dowladda Sooomaaliya oo ku saabsan heshiis ay…
Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqay olole loogu gurmanayo dhowr dal oo abaaro ba’an ay ku dhufteen, isla markaana xaalad ba’an…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Safiirkii dowladda Imaaraadka Carabta u qaabilsanaa Soomaaliya oo la sheegay in la bedelay.
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay xilkiisii ugu horeeyay kadib markii xilkaasi loo dhaariyay.
Wararka laga helayo madaxtooyada ayaa sheegaya in qaar ka mida taliyeyaasha ciidamada dalka ay xilalkooda weyn doonaan kadib dhismaha xukuumadda…
Musharax madaxweyne oo xilka kula tartamay madaxweynaha xilka haya ayaa ka dhawaajiyay qaabka ay ku shaqo bilowday dowladda Farmaajoinay tahay mid…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay xaalad Musiibo Qaran, si wax looga qabto arrimaha bani’aadannimo ee ka jira…
Shirka Gurmadka abaaraha ee uu soo agaasimay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirka oo ay…
Shirka heerka sare ee Gurmadka abaaraha ayaa goor dhow ka furmaya magaalada Muqdisho, iyadoo uu guddoominayo madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/llaahi…
Kooxda Alshabab ayaa caddeysay mowqifkeeda ku saabsan dowladda cusub ee Soomaaliya kadib markii la doortay madaxweyne Maxamed C/llaaho Farmaajo.
Ra’iisal wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar.
Saraakiisha dowladda Imaaraadka Carabta ee Muqdisho ku tababarra ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay inay shaqada ka eryeen ciidamo badan…
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda adduunka ayaa waqti u qabatay dowladda Kenya ay uga soo jawaabto Dacwada Badda ee kala…
Ra’iisal wasaaraha la magacaabay ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa iska casilay xilkii iyo shaqadii uu ka hayay Shirkadda Soma…
Safiirka Soomaaliya u fadhiya xarunta Qaramada Midoobay Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa qoraal uu diray ku beeniyay inuu isagu CV…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa ka cudurdaartay hadal ka soo yeeray oo uu hore ugu…
Iyadoo la hadal hayay in madaxda dalalka Kenya iyo Itoobiya ay ka baaqsadeen kasoo qeygalka xafladda caleemosaarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed…
Askarta Soomaalida oo muddo dheer mushaar la;aan ahaa ayaa la siiyay qeyb ka mida mushaarkii ka maqnaa sida uu shaaciay…
