Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Gaari Qarax siday oo muddo yaallay degaanka Ceelasha oo dowladu fashilisay [Akhriso yaabkan]

    Gaari Qarax siday oo muddo yaallay degaanka Ceelasha oo dowladu fashilisay [Akhriso yaabkan]

    July 21, 20171 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adaheeda amniga ayaa sheegtay inay ka hortagtay oo fashilisay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo lagu waday in lasoo geliyo Muqdisho.

    Warka hore ee gaarigan oo shalay gelinkii danbe soo baxay ayaa lagu sheegay inuu Gaariga la qabtay, laakiin faahfaahin dheeraad ah oo lag helay dadka degaanka Ceelasha ayaa caddeyneysa in gaarigaasi uu muddo dheer oo Bil ka badan ilaa Ramadaankii uu goobtaasi yaallay.

     

    Gaarigan oo ahaa nooca CAMAREY ayaa ciidamada dowladda ay sheegeen inay ka heleen waxyaabaha qarxa oo ay ka furfureen, mana jirin cid loo soo qabtay oo gaariga wadatay.

    Dadka degaanka ayaa sheegay in gaariga ay meel u dhow ku ganacsan jireen dadka oo aanay waxba kala socon qaraxyada saarnaa, waxaana goobta ka dhowaa ciidamada dowladda oo muddadaasi aan ku baraarugin.

    Waxaa arrintan siyaabo kala duwan uga hadlay Afhayeenka Wasaaradda Amniga, Wasiirka Warfaafintai iyo mas’uuliyiin kale. Madaxda isaga danbeeyay dowladda Soomaaliya ayaa aad u jecel inay ka hadlaan guulo iyo qaraxyo la fashiliyay, xitaa marka ay dhacdo inay dad ku dhintaan.

    Wadani

    Alshabab Ceelasha Gaari Qarax
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo oo War kasoo saaray dagaalka Degaanka Xeraalka ee G/Galgaduud
    Next Article Hirshabeelle iyo Madaxda AMISOM oo kala saxiixday Heshiis Dhul lagu siinayo AMISOM [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo