War saxaafadeed ka soo Baxay Guddiga Garsoorka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa lagu faahfaahiyey xaaladda xajka sanadkan ee muran badan oo galay iyo wixii uu ku danbeeyay.
Guddigan oo hore war uu soo saaray la saftay xukuumadda ayaa war-saxaafadeedkiisa maanta ku sheegay in la soo gabagabeeyay hubanti la’aantii ka jirtay xajka sanadkan, waxayna sheegeen inay magacaabeen Guddi kor joogteyn doona habsami-u-socodka Arrimaha Xajka iyo adeegyada Xujeyda.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA