Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xog cusub»Halkee ka timid lacagta lagu wado mooshinka laga keenay Ra’iisal Wasaaraha (Xog la helay)

    Halkee ka timid lacagta lagu wado mooshinka laga keenay Ra’iisal Wasaaraha (Xog la helay)

    November 13, 2014Updated:December 16, 20141 Min Read Xog cusub
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wadani.com oo ahayd warbaahintii ugu horeysay ee shaacisay laaluushka loo adeegsaday mooshinka laga keenay Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh Axmed ayaa baaris dheer kadib soo heshay halka ay ka timid lacagtaasi loo qeybiyay xildhibaanno ka badan 130 oo saxiixay mooshinka iyadoo ay qeybinteeda ka qeyb qaateen guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Xuseen Muungaab iyo Cali Sheekh Maxamuud oo ay walaalo yihiin madaxweynaha.

    Lacagtan ayaa ah deeq ay taageero miisaaniyad ahaan u siisay dowladda Suudaan, iyadoo lacagtaasi ay hakisay Suudaan kadib markii xilka uu ka tegay madaxweyne Shariif Sheekh Axmed, laakiin dib loo bilaabay dhowaan markii xiriiro dhex mareen labada madaxweyne ee Suudaan iyo Soomaaliya.

    La-taliyaha madaxweynaha ee arrimaha siyaasadda C/kariin Xuseen Guuleed ayaa la sheegay iyadoo cadaan ah (Cash) kula wareegay garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxayna wararku sheegayaan inuu isagu yahay qofka maamusha lacagtaasi oo gaareysa 2 milyan oo doolar, waxayna kooxda madaxweynaha ugu talo galeen inay u isticmaaaan ridista xukuumadda C/weli iyo taageero u raadinta xukuumadda cusub ee ay dhisi doonaan marka ay u hirgasho hamigooda ah inay ka takhalusaan ra’iisal wasaarihii labaad ee xilka qabta inta dowladda federaalka Soomaaliya ee rasmiga ah ay jirto,

     

    GOOBJOOGE.COM
    LONDON

     

    [ad name=”HTML”]

    Laaluush mooshin Lacag
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha oo la sheegay inuu Isniinta magacaabi doono Ra’iisal wasaare cusub
    Next Article Magacyada musharixiinta uu cadcad jagada Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Cadaadis lagu saarayo inuu xilka iska casilo

    October 9, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    XOG: Saldhigga Dayax-Gacmeedyada Turkiga iyo Dhul Xeebeedka Dowladda Somaliya bixisay

    September 13, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo