Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Ilhaan Cumar oo heshay kalsoonida Xisbigeeda & Soomaali kula tartamaya Doorashad November

    Ilhaan Cumar oo heshay kalsoonida Xisbigeeda & Soomaali kula tartamaya Doorashad November

    August 19, 20161 Min Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xisbiga Dimoqraadiga ee dalka Mareykanka ayaa kalsoonidii musharraxnimo siiyay haweeneyda Soomaaliyeed ee reer  ah ee Minnesota  ilhaan Cumar

    oo 9-kii bishan Ogost ku guulaysatay tartankii kursiga magaaladaasi ee dhex maray labada musharax ee kala ah Phyllis Kahn iyo Mohamud Noor.

    Ilhaan Cumar ayaa sidan  si buuxda ugu noqotay musharaxa Xisbigeeda Dimoqraadiga u tartamaya bisha November ee 2016 Doorashada ka dhacaysa Mareykanka, waxayna haddii ay guuleysato sida la saadalainayo noqon doontaa xildhibaanka Aqalka hoose ee Baarlamaanka ee gobolka Minnesota.

    Mas’uulka ugu sareeya Xisbiga Dimoqraadiga ee Minnesota Ken Martin ayaa soo qoraal uu ku taageerayo musharxnimadda Ilhaan Cumar iyo musharaxiin kale oo helay kalsoonida Xisbiga Jamhuuriga.

    Waxaa la filayaa in Ilhaan Cumar ay tartanka kursiga Minnesota  ee kama danbeysta ah la gasho  Musharaxa  Xisbiga Jamhuuriya oo isna ah wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabo C/maalik Askar oo taageero ka heysta Xisbiga Jamhuuriya iyo musharax madaxweynaha xisbigaasi Donald Trump.

    Tartanka loo galayo kursiga sharci dejinta gobolla Minnesota  ayaa ku soo koobmaya laba qof oo Soomaali ah, waana taariikh cusub.

    Wadani.com

    Abdimalik Askar Ilhan Omar Minnesota US Elections
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO: Gabadhii ugu horeysay ee muslim xijaaban oo Mareykanka bilad uga soo hoysay Rio 2016
    Next Article Golaha Ammaanka oo Dowladda Xasan Sheekh ku canaantay dib u dhaca Doorashada 2016

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo