Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Isbaheysiyada Mucaarad-ka oo War Culus kasoo saaray Ciidamada Itoobiya ee jooga Somalia (Akhriso)

    Isbaheysiyada Mucaarad-ka oo War Culus kasoo saaray Ciidamada Itoobiya ee jooga Somalia (Akhriso)

    May 20, 2020Updated:May 20, 20202 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Isbaheysiyada xisbiyada Mucaaradka ee kala ah Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee Somalia, Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo C/raxmaan C/shakuur, Isbabeysiga Xisbiyada Hiigsi iyo isbaheysiga isbeddel doonka 1-da Luulyo ayaa War culus kasoo saaray ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya ee aan ka mid ahayn AMISOM.

    Qoraal wadajir ah oo ay Isbaheysiyadan u direen labada Aqal ee Baarlamaanka iyo Midowga Afrika, lana ogeysiiyey Golaha Amniga Q/Midoobay, UNSOM, Mareykanka, UK, Midowga Yurub, ururka Dalalka Islaamka, iyo dalalka ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay ciidamada Itoobiya ka jooga Soomaaliya ee aan ka tirsaneyn AMISOM, kuwaasoo lagu tilmaamay ciidamo xoog ku heysta dalka oo sharci darro ah.

    Waxaa lagu sheegay qoraalka in joogitaanka ciidamada Itoobiya ee gudaha Soomaaliya uu halis ku yahay qaranimada Soomaaliya, isla markaana ay faragelin ku sameeyaan arrimaha gudaha ee dalka, iyagoo loo adeegsaday doorashooyinka maamul Goboleedyada qaarkood, waxayna ku baaqeen in baaritaan lagu sameeyo ciidamadaasi.

    Waxay Isbaheysiyada xisbiyada mucaaradka dalka si weyn u cambaareeyeen diyaaradii ay ciidamada Itoobiya kusoo rideen magaalada Berdaale, waxayna labada Aqal ee Baarlamaanka Federaala ugu baaqeen ina baaritaan ku sameeyaan ciidamada Itoobiya ee jooga Soomaaliya.

    Waxaa qoraalka lagu cambaareeyay Wakiilka Midowga Afrika ee Somalia Franseicso Madeira oo lagu eedeeyay inuu ku fashilmau waxna ka qaban waayey tacadiyada ay geysanayaan ciidamada Itoobiya, waxaana golaha Amniga ee Midowga Afrika loogu baaqay inay dib u eegaan faragelinta ciidamada Itoobiya ku hayaan Soomaaliya oo sumcad darro ku ah howgalka AMISOM.

    Image
    Itoobiya Madasha Qaran Wadajir
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXasan Sheekh oo kashifay sida Dowladda Somalia Qeyb uga tahay Dib u dhigista Dacwadda Badda
    Next Article Qadiyadda Baddeenna: Qormo xasaasi ah oo uu qoray Madaxweyne Xasan Sheekh Sheekh (Akhriso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo